Hargeysa,(Qaran-news)-Waxa caawa si rasmi ah xisbiga Kulmiye isga casilay gudoomiyahii dhaqaalaha garabka dhalinyarada heer qaran ee Kulmiye Maxamuud Jaamac Gudaal.
Wararka ayaa sheegaaya in xubno kale oo xisbigaasi ahi ay iska casili doonaan xilalka ay ka hayaan, iyada oo doraadna uu xilkii iska casilay masuul sare oo xisbigaasi ka mid ah oo ka hawl gali jiray gobolka Saaxil