Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Qayla dhan ka timi dhakhatiirta caafimadka Xoolaha somaliland iyo fariin codsi ah oo ay udirayaan madaxweynaha qaranka JSL

$
0
0

Qayla dhan ka timi dhakhatiirta caafimadka Xoolaha somaliland iyo fariin codsi  ah oo ay udirayaan madaxweynaha qaranka JSL

Anaga oo ah dhaman dhakhatirta ka hawlgasha wasarada xanada Xoolaha ee jamhuriyada Somaliland (Vet Doctors) waxanu halkan codsi iyo tala sojeedinba uga dirayna madax waynaha jaamhuriyada somaliland Md Ahmed  Mohamed Mohamoud,  mudane madaxweyne  anaga  oo ah hawlwadeenada  qaranka somaliland uqabilsan ilalinta caafimadka Xoolaha nool ee qarankan u ah lafdhabarka dhaqalaha  ee manta qarankeenu ku tiirsanyahay  waxanu halkan kaga sojeedinayna codsi  iyo talasojeedinba codsigan oo ujeedkisu yahay, inad dib ugeys ku samaysid ciidi aad u igmatay midka mida wasaaradaha lafdhabarta u ah umadan reer somaliland ee aad madaxweynaha utahay, wasaradaas oo ah wasarada xanaanada Xoolaha , oo labadii sane udanbaysay isku bedeshay ay iskugu yimadeen kooxo budhcad ah oo an habayarate aan wax teela ah aan udhiganayn qarankan, kooxan oo ka dhexdilacay wasarada xananada Xoolaha labadi sane udanbayay waxana  sabab u ah kadib markii wasiirkii aad mudane madaxweyne shaqada wasarada aad uu igmatay uu gabay hawshisi shaqo isago markiisi horena aan ulahayn wax khibrada  iyaado walibna khibrad la anta ay udheertahay sakhraad aad ufara badan oo beryhan danbe mankiisi doorisay sababtayna inu ka maqnado shaqadiisi xafiska ee  u qaranka u hayay, hadaba arinta xilgudasha la anta wasiirka waxa ka dhashay qodobadan hoos ku qoran

1 .inay lunto kala danbayntii iyo mamulkii wasaradu isla markana koox yari ka faidaysato

  1. in agasimihi guud ee wasarada oo ah nin aan isaguna wax aqoon caafimada lahayn uu isna shaqadiisi ka fadhisto ka dib markii u caqabada badan kala kulmay rag agasima waxeedyo muddo 22 sano ka badan wasarada ka so ahaa oo khibrado iyo xeelado adeegsanya .
  2. in goobti shaqada ee wasarada waxool ay la wareegan rag horey iyaagu degel fadhi u ahaa oo jaanis ay wax ku booban markii hore an haysan balse iminka markay arkeen inan mesha cid aqoon leh anay joogin haday tahay wasiir agaasime guud wasiirku xigeen iyo wasiir u  dawle an midna mid lahaysan, arintasna waxa fursad kahelay kooxaha qawlesatada ah, in dhaman dhakhatiirtii wasarada ka hawlgali jiray ay ka dareeren oo iminka ay debeda ay ka joogan wax shaqa ahna anay qaban iyaado dhaman masharicdi wasarada ka socotay ay hakad wayni  kuyimi halki ay wasarada waxool ay lamber kow ka ahaan lahayd gurmadka baaraha iyo samayntooda iminka iyaadi ayaa guurmad ubahatay mudane  madaxweyne waxan talo  aanu kugu sojeedinayna anagaa oo ah dhakhatiirta ka hawlgasha dhaman gobolada somaliland inad si ku meel gadha aad albabada ugu xidhid wasarada xananada Xoolaha isla markana baddhitan adag lagu samayo dhaman waxyaha ay ka koobantahay iyo sida ay masharicaha loo mamulayba anaguna waxan balanqadayna inan gacan ka geysan doono badhitanada waxa kale oo aanu so badhigi doona dhaman cadaymaha ku sabsan masharicda la lunsaday  iyo lacaga siyabaha khaldan logalabaxay bank ee aan sifihi loogu talagalay an lamarin iyo shaqsiyadka hantidas lunsadayba

Waa bilahi towfiq

Dr ahmed mahamoud

mins.livestock@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>