Cudurka Daacuunka ayaa inta badan ku soo noqnoqda waddamada geeska Afrika gaar ahaan waqtiyada abaaraha iyo xilliyada roobabku da’aan. Si aan wax uga ogaanno cudurka Daacuunka, Saxadoon.com waxay qoraalkan soo socda idiinku soo gudbinaysaa warbixin kooban oo si guud u eegaysa cudurka Daacuunka iyo siyaabaha looga hortago. Waa maxay sirta aan dawada iyo tallaalka ahayn ee dunidu kaga adkaatay ka hortagga iyo xakamaynta cudurka Daacuunka?
Cudurka Daacuunka (Cholera)