Gudida qaarada euope ee xisbiga waddani Gudomiyeyaasha,iyo xubnaha iyo tageerayaasha. xisbiga waddani ee
Dalalka kala ah,
Sweden,Switzerland, Ireland,Netherland, Britain,Germany,France, Finland, Denmark, Norway, Austria,
dhamantood waxay si wadajira tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan, GUDOMIYAHA XISBIGA WADDANI EE DALKA SWEDEN, mudane bashiir sheikh ibrahim bakaal, oo hooyadii cibaado cilmi ku geeriyootay magaalada jabout. dalka jabouti, waxaanu ilahay swt uga baryeynaa inuu denbigeeda dhaafo oo u naxariisto bil khayr qabta ayey rabigeed la kulantaye waxaanu ilahay uga baryeynaa in ilahay raali ka noqdo, qoyskii qaraabadii, asaxabtii- iyo dhamaan intii ay aduunka kaga tagteyna samir iyo iimaan kasiiyo.
Tacsidana waxa diraaya
Anigoo Kawakiila Dhaman Tageerayasha Xisbiga Waddani Gar,ahaan Kuwa Kubahoobay Golaha Waddani Worldwide Group Waxaanu U Diraynaa Tacsi Tiiraanyoleh,Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun Geeridii Kutimi Mujahid Ooto Biixi Caalin Geeridu Waa Xaq Ilaahay Ha U Naxarisito Mujahid Ooto Biixi Illahay Samir Iiman Haksiiyo Qoskiii Iyo Qarabadiiii Uu Kabaxay Mujahid Ooto Biixi.
Wuxuu ahaa Shekhsi Wanaagsan Oo
Neceb,Cadaalad Darada Iyo Tacadiga.