Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Sawirka Todobaadka Wadadii Ceerigaabo qaybtii uu dhisay Cali Mareexaan oo daadku qaatay kadib markii la macmalay daawo

$
0
0


Tani waa wadadii Ceerigaabo gaar ahaan intii uu dhisay wasiir Cali Mareexaan oo macmal ah oo ay qaadeen roobabkii curtay, burburka ka sokow waxa wadadii ku timid gaabis xoogan iyada oo lacagtii lagu dhisilahaa ee lagu dhamaystiri lahaa la lunsaday oo la musuq maasuqay.

Waxana warar ku dhow dhow wasiir Cali Mareexaan ay sheegayaan in dhamaystirka wadada uu doonaayo in lala sugoi xukumadda cusub ee dhalan doonta, tasi oo ay xukumadda hadu war weyn ka qabto xisbiga wADDANI oo lagu wado in uu ku guulaysto doorshada fooda inagu soo haysa taasi oo ay doonayaan in dhamaystirkeeda fooda loo galiyo isla markaasina lacagta waxii la hayo la meelaysto ee ka soo hadhay musuqa hada lagu sameeyay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles