Hanbalyo Meher wacan 🌴🌺🍁🌹🌹🌹
Waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa meherka
🌷🍁Maxamuud Cilmi C/laahi
🌷iyo🌺🌺🌺
🌹Xamda 🌺🌺 Sh.Axmed Maxamed🌺🌺
Oo maanta 19.7.2017
Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa
Noqda kuwii isku waara ubad kha🍀yr qaba kala hela
Aamiin Aamiin Aamiin
Hambalyo taas la mid ah waxa diraaya dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada Qarannews iyaga oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.