Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Xukumada Xasan Sh.Maxamuud oo Heshiis shidaal baadhiseed la Gashay Shirkad Ingiriisa oo wadata magac Somali!.

$
0
0

Xukumada Xasan Sh.Maxamuud oo Heshiis shidaal baadhiseed la Gashay Shirkad Ingiriisa oo wadata  magac Somali!.

 

 

Muqdisho-(Qaran-news)-Wasaaradda Khayraadka ee Dawladda Federalka a ee Soomaaliya ayaa maanta heshiis la gashay shirkad wadata magaca Soomaaliya inay baadhis iyo sahamin shidaal ka bilowdo guud ahaan dalka somaliya.

 

Shirkadan oo magacaheedu yahay Soma Oil and Gas Exploration ltd,  ayaa fadhigeedu yahay dalka Britain.

 

Heshiisku wuxuu shirkadan u saamaxayaa inay sahamiso ama ogaato in Soomaaliya Saliidi ku jirto,soona ururiso xogaha ku saabsan meelaha shidaalku ku jiro, si ay qayb uga qaadato horumarka la doonayo in laga gaadho dhinaca tamarta.

heshiis-wasaarada-kheyrad

Waxaa la rajaynayaa in heshiiskan uu qayb ka noqon doono dhiirigalinta maalgashiga iyo soo saarista khayraadka dalka si loo xoojiyo dhaqaalaha dalka Soomaaliya.

 

 

Halkan hoose ka akhri heshiiska o dhamaystiran

Oil and Gas Agreement Signed with Somalia

06 August 2013

Soma Oil & Gas Exploration Limited announces that it has signed an agreement with the Government of the Federal Republic of Somalia to assist in the development of the country’s hydrocarbons sector. This represents the first agreement in Somalia’s oil and gas industry since the election of President Hassan Sheikh Mohamud and the appointment of an internationally recognized Government in 2012 following decades of civil war.

haa

Under the terms of the agreement, Soma Oil & Gas will conduct seismic surveying in Somalia’s territorial waters in areas agreed with the Government and in certain limited onshore areas. The Company will also collate and reprocess historic seismic data using modern techniques, and prepare an evaluation of Somalia’s petroleum potential. Soma Oil & Gas will create a data room for the Somali Government, into which all available data will be placed.

The survey that Soma Oil & Gas conducts will give it the right to nominate and obtain exploration and drilling rights under Production Sharing Agreements for prospective areas.

Prior to 1991 a number of International Oil Companies were granted licences in the country, which, according to oil industry experts has some of the largest prospective resources within East Africa, an area of already great industry interest.

Soma Oil & Gas was founded earlier this year expressly with a view to exploring in Somalia. Chief Executive, Robert Sheppard, a former senior executive of BP, Amoco and Sidanco, with over 40 years’ experience in the industry, joined the Company in May. Lord Howard of Lympne, former British Home Secretary and Leader of the Conservative Party, is the Company’s Chairman.

Xafiiska wararaka

Qarannews

Hargeisa

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>