Moorganaw Dilaalaw, Maad mahadinin Odeygii & Habarta Meeshaba Ku
Keentee, Ku Magacawday Dilaalkii Dekedii, Dalkii & Badiiba Xaraashe Kugu
Xambaarisay Ceebtee, Dilaal aan Xishoon oo Xaynkeeda Xaaraanta ku Xaab-
sada ka dhigtaay.
Moorganaw Xishood Li,i waa Kaa Xaaraan Cunkaa, Xayadii ka tegey Xaynkii Sodohdii Ku Xaabsada aad noqotay.
Moorganaw Xayeyshoow Qayrkii Sodoha wey ka xeeshaan, adna Xaynka Xaawalayda ayaad Ku Xaragootaa.
Moorganaw Xoola Booliya ayey Sodohdaa Ku Xambaarisay, Laakiin Xabsigii Mandheera & Xadhigbaa kuu diyaara.
Moorganaw Ma Xishoode inaad Tahay, Dalkii, Dekedii & Duunyadii & Daarihiiba Dilaashee, Yaa Ku Damiinan Doona.
Moorganaw Magacaagii Maanta Mugdi ku qoran yahay, Umaduna Magacii Ba,i Moorgan Loo Bixiyey weeye.
Moorganaw Maanlaawe inaad Tahay, Odeyga & Islaanta Minankay ku nool yiin & Madbakha maad joogteen.
Moorganaw Shicibku Magacaaga marka ay maqlaan wey ka matagaanoo, waa Madhadhoodhi bay yidhaahdaan.
Moorganaw Magacaagu inuu ba,ay, Magacaasi S/Land u neceb tahay, Samigiisa laguugu maba yeedheen.
Moorganaw Maanlaawe inaad Tahay, Dalka, Dekedii, daarihii & Duunyadiiba maad dareersateen.
Moorganaw Dilaal Daacuun Liqaaya, oo Dibiray oo Dilaacay, oo Dadnimo ka dheertaad tahay.
Moorganaw Magacaagii Murugu ku qoran yahay, Kol hadii Docdii Habartii & Odeygii uu Dul yuururo.
Aniga qoray, Moorgan Magac Xumada Somaliland key u nebcaayeen ayey kala magac dhigeen, ee Ina siyaad
qabay isna ina Siilaanyo qabo, Docda Odeyga & Islaanta ayuu Nin Raga yahay Dhaqan ahaan ma buu soo
fadhiisteen, Laakiin Dilaalkii Somaliland ee Qoyska Siilaanyo Docdooda u dilaala weeye.
Morrganaw, Ma Xishoode, Xoolaha Umada Boobe, xaynka Sodohdii Xaaraanta ku Xalaashade, Dilaalka Dalkii
dekedii, Diyaaradihii, Duunyadii Diirtay Xaqul qalin & Xoola booliya Siistay, Talaw xabaashii & Xaraaradii & naartii
ma Xaynka Aamina Weris & Odeygan Xayeyshka ee Magaciisa & Saxeexiisa Xoolihii ku boobaan, Xaaraanta ku
Daaqaan, ayaa aakhiro Xisaabtii ka Baajin, waa Maya.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama
Ashaa.J@live.nl