Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Warkii maanta: Madaxwaynaha SL oo xalay xilkii ka qaaday hanti dhawrihii waddanka! Laakiin hanti dhawruhu horta muxuu ahaa? Muxuu qaban jiray?

$
0
0

Warkii maanta: Madaxwaynaha SL oo xalay xilkii ka qaaday hanti dhawrihii waddanka! Laakiin hanti dhawruhu horta muxuu ahaa? Muxuu qaban jiray? Somaliland ooh hanti la dhawraayo 26 kii sano ee la soo dhaafay lama maqal, lamana arkin ee maxaa loo jeedaa? Abidkeed ma dhicin shakhsiyaad ama hay’ado loo xidhay ama lagu eedeeyay lunsi hanti dadwayne. Jamhuuriyadda musuqqa shuqulkani fasaxbuu ka aha intii ay jirtayba ee waa sidee xaalku? Miya la isku ciyaarayaa? Xilka hanti dhawrka iyo shaqadiisu ba sida ay bilaa micno u yihiin, ayaanay xil ka qadistiisu na wax micno ah u lahayn haba yaraatee. Warkani ilaa xalay iyo saaka suuqa wuu haystaa, laakiin sababta ayaanan garanaynin. Ujeedku ma in wax la sheego uun baa?

Maxamed Haaruun

Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>