Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Dhaliinyarada Galbeedka Burco oo taageertay golaha wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

$
0
0

Aniga oo ah Dhaliinyarada Galbeedka Burco waxaanu halkan idiinka soo Gudbinaynaa Taageerada aanu u hayno Golaha wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee hargaysa lagaya dhawaaqay 10/07/2013 waxaanu caddaynaynaa in aanu si buuxda taageersanahay anagoo u aragnay in ay yihiin cida qudha ee maanta badbaadin karta wadanka iyadoo xukumadii la doortay ay no qotay mid fadhiida isla markaanu uu dalki u baahan yahay cid badbaadisa.

Magacyada Tageerayaasha Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

1) C/Qani Maxamed Axmed………………………
2) Xariir Jaamac DuCaale……………………….
3) Garyaqaan Axmed Cali Kaahin……………….
4) Khadar Cabdi Maxamuud………………………
5) Mustafe Cabdi Odawaa……………………..
6) Khaaalid Axmed Jaamac(Caynab)…………..
7) Nuur Jaamac Ducaale……………………….
8) Cismaan Cilmi Axmed…………………………..
9) Daauud Maxamed Ibraahin(Taatiko)……………………
10) Fadxi Maxamuud Cali………………………
11) Mustafe Cabdi Kaahin…………………….
12) Maxamed Cabdi Aadan…………………
13) Eng Kayd Carab Warsame……………………..
14) Axmed Salebaan Warsame…………………
15) Dr Axmed Xasan C/laahi……………………
16) Maxamed Yuusuf Maxamed (Ganyo)…………….
17) Dr Idiris Axmed Ismaaciil……………………….
18) Xuseen Maxamed Axmed……………………..
19) Salebaan Cismaan Timacase…………………
20) Ibraahin Maxamed Guuleed(Bidaar)

iyadoo anaan soo gudbin karayn Taageerayaasha GWTQ intan ay yihiin Dhalinyaradii ugu facaweyn Galbeedka magaalada Burco


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>