Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Quruxda iyo shucuurta shacabka Somaliland maaha wax la qarin karo

$
0
0

Taariikhdu Waxa Ay Aduunka U Tahay Barkutaal Ama Calaamd Aan La Dhafi Karin, Taariikhda Iyada Ayaa Is Qorta Cidina Ma Qorto Cidina Uma Dhigi Karto Sida Ay Doonayso Ama Ay Jeceshay ,Taariikhda Waxa Laga Daraaseyaa Isbadal Umadeen .Horumar Iyo Dib udhaca Umadeedba Somaliland Waxay Aduunaka Ku Leedhay Taarikh Aan Cidina Dafiri Karin ,Waana Cadaceeda Duhur Joogta,waxa aan dhamaan hanbalyo iyo bogaadin ugu deeqayaa ,dadka iyo dawlada ,ku abtirsada JAMHUURIYADA SOMALILAND ,maalkasta oo ay aduunka ka jogaanba, waxa aan illahay baryayaa bash-bash iyo barwaaaqo ,hogaan toosan oo waxainaga dhiman ,ee aynu tabynana illahay ku hago ,ayaynu ilaahay ka baryaynaa ,gubabana waxa iga ah inaad wanaaga isu kashtaan isuna garabsataan sida samuhu ku jiro

 

Waxa aan dawaday badnaa meelaha ayka dhacday ,xafladii 18 may ee sanad guurada Somaliland ,waxay ahayd mid lagu farxo sida dadku tageero ,isku kalsooni isugu yimadeen ,una faraxsanayeen una xasuusteen, dhebkii ay so mareen maalmihii qadhadhaa ,ee arxangayskii SIYAAD BARE dhulka ula simay magaaloyindhan oo mmalaayin shacab ahi ku nolayeen ,sidoo kalena xasuuq badan loo gaystay xoolo-dhaqato iyo beeralay muruq maal ah ,waxay galabsadeen aanay

 

HARGAYSA waxa aan ku sugnaa hargaysa oo shacabku u muujiyeen si farxad leh iyo dareen wadani nimo ku dheehan tahay sido kale waxa halka dabaal dag ku sameeyay ciidanka kal duwan ee dawlada jamhuuriyada Somaliland iyo shaqaalaha dawlada ardayda jamacadaha kala duwan dabcan kolay iyadu waa casimadii dalka somaliland wayna ka dadbadnayd gobolada kale HANBALYO AYAAN LEE YAHAY REER HARGAYSA

 

TOGDHEER aad ayan u jecelahay togdheer sababto ah waa meesha aan ka soo jeedo ,guud ahaanba waxa farxad mudan sida dhamaan ay farxadani uga dhacday gobolka togdheer iyo degaanki u xukumijiray ,manta magac kasta halo bixiya’e, dabcan gobolkan waxa illahay hibo  usiyay  ficil aanu jamhuuriyadda inteeda kale la wadaagin ,waayo waa meesha halgankasta oo bilaabmay ,guud ahaanba somalida ,wa meesha uu ka bilaabmay ,sidoo kale dawlad kasta oo Somaliland ka han qaadayna iyada yaa hooyo u ah ,ilaa tii ingiriiska iyo ridisteediiba ,sidaa darted waxa aad yga muuqanayey reer togdheer dhaxaltooyadaas soyaalka ah ,iyo sugaantii ay ku caan-baxeena waa u wahelisay ,iyo fardo aad u qurux badnaa ,WAXA AAN LEE YAHAY REER TOGDHEER HANBALYO

 

BERBERA ,waxa xusid mudan shacabi waynah reer reer berbera oo u xusay si ay ku jirto wadani nimo iyo horumar iyada oo ay tahay barbari meel dalxiis ayna ugu badan tahay meelaha lo tago Somaliland dalxiis waxa aan lee yahay hanbalyo reer barbera

Waxa xusid mudan labada gobo lee kale boorama iyo laaspcanood oo si hagar la aan ah looga xusay maalinta xuska 18 may iyaga oo dadku aad ugu xardhanyeen calanka qaranka jamhuuriyada Somaliland iyag  oo ka wada qayb qadanayay dhamaan dhinacyada bulshadu ,WAXA AAN LEE YAHAY REER BORAMA  AND LAAS-CANOOD HANBALYO HANBALYO

 

By: Sacad Hassan Nuur

sacad22@hotmail.com

 

Tell :0634777730


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>