Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

War-degdega:Mudaharaad ka qarxay Hargeisa,Rasaas Ciidamadu hurgufayaan & Xoggo kale

$
0
0

Mudaharaad ka qarxay Hargeisa,Rasaas Ciidamadu hurgufayaan & Xoggo kale

 

Ciidamada Somaliland ayaa rasaas xoogan ku riday Dadweyne gadoodsan oo mudaharaadyo ka oogay  Bariga & Badhtamaha magaalada Hargeysa,nooca  & baaxada khasaaraha ee ka dhashay rasaastaas aayan weli sugnayn maadabay goor habeena bilaabmatey,isusocodka Gaadiidka iyo dadkuna yar yahay.

Mudaharaadkan ayaa qarxay ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Xisbiga Kulmiye & Xukumada Siilanyo ku shubteen  Doorashooyinkii ,Komishanka doorashooyinkuna u fududeeyeen ku-shubada,cabashooyinkii  Xisbiyada Mucaaradkana Dhegaha ka furaysteen.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>