Tan iyo intii uu Axmed Siilaanyo uu xukunka la wareegay waxa xafladaha iyo munaasibadaha qaranka sida 18-ka May, Ciyaaraha Kubada, Xilwareejinta iyo xafladahaha kale ee qaranka waxa si toos ah ugu soo gudbin jiray shirkada Somtel ee uu leeyhay ganacsade Dahabshiil, xaga xafladii maanta ee madaxtooyada uu ula wareegtay shirkada Somcable ee uu leeyahay ganacsade Ina Aw Siciid oo ahaa ninkii soo maal galiyay xisbiga Kulmiye gaar ahaana Muuse Biixi.
Arinta jeegaanta ee isku dhiibka kursiga madaxweynaha taasi oo ay hadana soo raacday arinta ganacsiga isu dhiibka qorshayaasha is gaadhsiinta arintani oo bilow ah, hase ahayd mid dahsoonayd oo maanta soo ifbaxday