Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

War-degdega:Liiska Xubno & Xilal cusub oo M/weyne Kornayl Muuse Biixi hadda  Magacaabay 

$
0
0

Liiska Xubno & Xilal cusub oo M/weyne Kornayl Muuse Biixi hadda  Magacaabay

 

 

1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf (Tiimbaro) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag

2. Xamse Maxamed Cabdi Axmed Guddoomiyaha Gobolka Togdheer

3. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex

4.Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse Guddoomiyaha Gobolka Awdal

5. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

6. Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim Guddoomiyaha Gobolka Hawd

7. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale Guddoomiyaha Gobolka Saraar

8. Mawliid Maxamed Nuur Warsame Guddoomiyaha Gobolka Salal

9. Maxamuud Warsame Jaamac Cali Afhayeenka Madaxweynaha

10.Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada

11. Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

Gobollada Saaxil, Sool, Badhan, Daadmadheed, Buuhoodle iyo Xaysimo waxa xilka guddoomiyenimo sii ahaanaya Guddoomiyeyaasha hadda xilka haya.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>