Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Qisadii ninkii dilay Nabiga adeerkii Hamza iyo Beenaale Musaylima -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (5)

$
0
0

Assalamu Calaykum

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 5aad ee barmaamijyadaas. Fadlan hadaad waqti u hesho halkan ka daawo

Mahadsanid


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>