Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Jabuuti oo dadkeeda ka soo daad guraysay Diridhaba

$
0
0

Jabuuti oo dadkeeda ka soo daad guraysay Diridhaba

Dalka Jabuuti ayaa magaalada Diridhabo ka soo daad guraysay ugu yaraan labo boqol oo ruux oo dalxiis u joogay magaalada Diridhabo, sida uu ku warramayo weriye Maxamuud Bulxan Cusmaan.

Jabuuti ayaa dadkaas u dirtay diyaarado khaas ah.

Arrintan ayaa timid ka dib markii rabashada Diridhaba ka socda lagu dilay ugu yaraan sagaal ruux oo reer Jabuuti ah.

Rabshadaha Diridhabo ayaa ku salaysan qoymiyado waxaana magaaladaas ku dagaalamay Soomaali iyo Oromo.

Wararka arrintaas ka soo kordha waxaan ku soo qaadan doonaa bartan aan Onlineka ku leenahay iyo Idaacadaheenna.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>