Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Daawo barnaamij laga diyaariyay biyo laanta ka taagan magaalada Hargeisa

$
0
0

Warbixin xiiso leh ayaa laga diyaariyey Xaaladda Biyo-yaraanta ah ee ay la deriska noqotay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, iyada oo ah magaalada Dadka ugu badani ay ku dhaqan yihiin guud ahaan dalka Somaliland, isla markaana sannadba sannadka ka dambeeya ay Tirada Dadku badanayaan, Magaaladuna sii ballaadhanayso, sidoo kalena ay garab-socoto baahida Biyaha loo qabo oo iyaduna horu-socodkaas garab-socota.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>