Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Aamina Weris oo Taladii Ku Ciirtay, Markii Caalamkii & Shicibkuba Ka Soo Horjeesteen

$
0
0

 

 
Inay Wadanka Walaaqdo, oo Doorashada Kala Qaado, Odeygana ay Hoos Dhigtay Warqada
Soo Adeegsatay, Dumarkii Xaaraanta & Tumashada Madaxtooyada Kula Cawayn Jiray oo Ku
Andacootay Xisbiga Wadani Caaya, oo Cambaareeya.
Horta Waxa Fiicnayd Aamina Weris & Madaxtooyada Inta Ka Talisa Inay Dib u Fikiraan Odeyga Siilaanyo ee ay Marada & Xishoodkiiba Ka
Tuureen, ee Intay Warqad u Soo Qoraan Uga Buuxiyaan Fan & Hanjabaad, oo ay Bal Inyar Daacad & Ka Run Sheeg Ku Soo Daraan Qoraalka
ay Jeebka Ugu Soo Ridayaan, ama Hor Dhigayaa,
Gabadhii Afka Aamina Weris Ku Hadlaysay ee Shukri Xariir, Waxay Ku Afgobaadsatay, Wadani Wuxuu Yidhi Waa La Hoos Dhigay, Bal Hala
Sheego ama Ha Soo Sheegto, Siilaanyo oo Inuu Warqad Loo Soo Qoray Akhriyaya Mooyee, Caadi Umada uula Hadlaya, Ama Warbaahinta
La Hadlaya, ama Wariyayaasha Intay Su,aal Weydiiyaan Ka Jawaabaya, In Laga Hor Joogsado Mooyee.
Markaa Gabadha Afka Aamina Weris Ku Hadlaysay Waxa ay Cid Ku Cambaaraynayso Ilaahayna Wuu Og Yahay, Umaduna Way Arkaysaa
Inaanu Madaxweyne Siilaanyo Talo acanta Ugu Jirin, Cidna Qancin Karin, Warbaahinta La Hadli Karin, oo Loo Diido In Su,aalo La Weydiiyo
Kolkaasii Qoraalka uu Had & Jeer uu Warqada Ka Akhriyo ee uu Weliba Ku Mergedo, Cida Soo Qorta ee Wadanka Ka Talisa, ee Inay Ku
Fadhiyaan Kursiga oo Xoolaha Umada Imaaraadka & debedaha Dhigtaan, Waa Inta Ku Xeeran, ee Reerka Boqortooyada ah ee Ka Taliya
Waa Aamina Weris, Moorgan, Maxamuud Xaashi & Samsam oo Xaaraantu Heerkay Ka aadhay, Horahaadlay Faasuq ay Ka Wado ee Beerta
& Xaaraantu Uga Socoto, Subxaanalaa.
Siilaanyo Haduu Taliyo, ama Ilaahay Ka Baqayo Been Cad Umada Horteeda Intuu Isla Soo Taago oo uu Warqad Ka Akhriyo Muu Yidhhahdeen
Doorasho Xor oo Xalaala Inaan Qabto ayaan u Kala Qaaday Doorashooyinka, Doorashadii Keliya ee uu Qabtay Wixii Dhibaato & Dhiig Ku Daatay
Waa La Ogaa, Tii Xisbigii Kulmiye ee uu Qabtayna Waatii Xukuumadu Iswada Casishay, Kolkaa Inuu u Faano Doorasho Xora ayaan Qabanayaa
Waa Ceeb & Foolxumo wixii Dhegaystayba ay Dhegaha Qabsadeen.
Siilaanyo Dam Weeye, Dadweynaha Wax Uma Sheego, oo Warbaahintana Waaba Loo Diidaa, oo Waraaquun Buu Sitaa.
Siilaanyo Doorasho Inuu Qabto Waabu Diiday, Oo Kordhin uu Kuduudo oo uu Kontaraad Kursigaba Ku Haystuu Rabaa.
Siilaanyo Dimuquraadiyadii & Doorashooyinkii Isadaba Yiil ee uu Daahir Daacad u Dhiibay, Wuu Daadiyey, oo Dabkaabu Saaray.
Siilaanyo Diktaytar Weeye, oo Doorashana Diidye, Muu Dariiqii Daahir Raaco, oo Doorashada Ku Dhiirado, oo Ku Dayda Daahir.
Siilaanyo Daalin Weeye, oo Dadweynuhu Ha Diidaan, oo Dilaaliinta Dalkii Doollarka Siistay Hayska Daadiyaan.
Siilaanyo Daacad Maaha oo Reerkiisuu Derjeeyaa, oo Dantii Guud & Dalkii Wada Siiyey, ee Dadweynahoow Iska Diida.
Siilaanyo Hala Diido, oo Dadweynuhu Hakacaan, oo Mudaharaad Ha Sameeyaan, Dilaal Weyn oo Dalkii Wada Iibshayna Weeye.
Wabilaahi Tawfiiq.
Waxa aan Qoray Waa Run Hadii Ilaahay Laga Baqayo Siilaanyo Waa Diktaytar, Hadana Loo Taliyo oo Saxeexiisa La Isticmaalo Inta
ku Xeeran ee Islaantiisa & Moorgan, Maxamuud Xaashi, Samsan & Inta Xaaraanta Ku Jagda Madaxtooyada.
An igaa Qoray.

Asha Jama
ashaa.j@live.nl


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>