Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

BAAQ KU SOCDA TAAGEERAYAASHII XAQSOOR DAL IYO DIBADBA

$
0
0

BAAQ KU SOCDA TAAGEERAYAASHII XAQSOOR DAL IYO DIBADBA

 Qalinkii Rooda Cismaan Mustawi

 

Maqaalkan waxaan kula hadlayaa dhamaan taageerayaashii ururka xaqsoor dal iyo dibadba rag,haween,dhalinyaro,waxgarad,iyo aqoonyahanba ugu horeyn waan idinsalaamayaa marka xiga waxaa jiray oo socday wada hadaladii udhaxeeyey xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne siilaanyo iyo hogaamiya yaasha ururka xaqsoor taasi oo aan wali dhamaan balse la filayo inuu dhawaan soo gaba gaboobo markaa waxaan idin odhanlahaa  waa in la sugaa go aanka.

Sideynu wada ogney dadkuna ogyiin ururka xaqsoor waxaa lagu sameeyey dulmi aan dunida intiisa kale ka dhicin markaa waxa aynu inagu mar walba nahey dad sugaya hogaamiyaashooda inagoo ilaalineyna sharaftii ururka iyo tageeradeynu siiney.

waxaan ku soo gaba gabeynayaa waa in aad sugtaa si aynu xaqii iyo xuquuqdii leynaga dulmiyey uhelno.

Gudoomiyaha ururka haweenka ee London

Rooda Cismaan Mustawi

London


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>