Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Taxanaha Liberland+Sirtu waa suuqgeynta 50.000.000.000$ By Amb.Axmed Safiina

$
0
0

 

TAXANAHA LIBERLAND QAYBTII 6AAD
#_SIRTU_WAA_SUQGAYNTA 50.000.000.000$
LIBERLAND waxa laga dhisi doonaa Magaalo qurux badan oo ladago loona soo dalxiis tago waxa laga dhisi doonaa dabaqyo dhaadheer oo labaratama Dubai.
Sida la shaaciyay Waxa lagu dhisi doonaa lacagdhan 50.000.000.000$ Konton bilyan oo dolar waa haaf ka lagta lagu dhisay magaalada Boqor cabdala ee ganacsiga ee Jeddah u dhaw ilaa hada shirkadaha maal gashanaya dalkan yar waxay kor u dhaafeen 70 shirkadood.
Waxana kamida shirkada wayn ee [ #__The_Trump_Organization ] waana shirkada uu leeyahay Madaxwayne Maraykar Mr. Trump,  Waxa kamida shirkado waaway oo carbeed,  Asxaabeey hayaabina sirtu waa suuq gaynta.
Magaladan waxa dagi doona dad ku dhaw nus milyan qof halka rubuc milyan kale u soo shaqo tagi doonaan oo dagan SERBIA iyo CROATIA .
La soco TAXANAHA LIBERLAND QAYBTA 7AAD
Amb Ahmed Safiina

Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>