Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Sawirka Todobaadka Wadada isku xidha Xamaas Iyo Dary’godle Jidkii uu Siilaanyo xadhiga ka jaray bil ka hor oo aan……

$
0
0
xamaas

 

Xamaas,(Qaran-news)- Jidkani aad kor ku aragtaa waa wadada isku xidha Xamaas iyo Daray’godle waa  wado ka mid ah gooba uu bil ka hor madaxweyne Siilaanyo uu xadhiga ka jaray ee lagu sheegay in wadadaasi ay ku baxday lacag ko u dhaafaysa dhowr milyan oo doolar oo laga hir galiyay saynduuqa horu marinta ee Somaliland. ha u qaadan in ay wadadani bur burtay intii la dhisay ee xadhiga laga jaray hase ahaatee waxaba lagama qaban  waxana madaxweynaha la geeyay qayb hagaagsan oo la sameeyay oo wadadaasi ka mid ah.

 

Wadadani aan la hagaajini waxa ay ku tusaysaa sida dalka loo boobaayo ee  aan waxba loogu qabanynin  iyo musuq maasuqa xukumadda Siilaanyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>