Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Shacabkii Somaliland Waxay Kulmiye Uga Yaaceen, ee ay Wadani u Wada Galeen Qabiilaystee, Qaranimo Ku Doorsan Mayno, Diktaytar, Daacad Ku Doorsan Mayno.

$
0
0

Daaduun Dalki & Dadkii Wada Xaraashay, Daacad & Dadnimo Wanaag Ku Doorsan ayno.
Shicibka Somaliland Siilaanyo Kulmiye Doorashadii ay Doorteen Dhexda ayey Farta Ka Qaniineen, oo Waakaa Xabad, Xadhig, Dhac
Xaqoodii & Hantidoodii Koox Yar Ku Naaxday Sida Gafanaha, Bal Wasiirada Aan Dhicin, ee Lacagtii Ariportka, Tii Dekeda, Tii Haamaha
Tii Wadooyinka, Tii Cashuurta & Maaliyada Mid Waliba Iska Qaatay Ku Takri Falay, ee aan Cid Xisaabinaysa, ama Soo Qaadi Kartaa
Jirin, Hanti Dhawr & Sharci Toona Qabanayn, ee Hadana Kibir & Awood Sheegasho Qofkii Ka Hadla Jeelka Liinta Ku Cabayo, Sida
Hada Aqoonyahandu Ku Xidhan Yahay.
Markaa Taloow Siilaanyo & Kulmiye & Muuse Biixi Maxay Shacabka S/Land u Haystaan Ma Xoolo U Xaraysan, oon Damiir Lahayn
oon Damqasho Lahayn, Waayo Markay Hantidoodii & Xaqoodii Siilaanyo & Aamina Weris, Moorgan & Wasiirada Iimaankii Lacagta
Ka Raacay, ay Dhiil Dhaansadeen, ee ay Dhulkii Danta Guud Guryihii, Wershedihii, Schooladii, Dekedii, Airportyadii, Haamihii Meel
ay Ka Xishoodeen ama ay Dhaafeen Jirin, oo Weliba Magacii Somaliland ay Dhulka Jiideen, oo Meel Kasta oo Shilin ay Ka Heleyaanba
ay u Gawraceen S/Land, oo Intaa Kharash & acag ay Ugu Dhuuntaan Somaliya & Xamar.
Sidaas Darteed, Cuqubada & Karaahiyada Shicibka La Khiyaamaynayo Ka Dhacaysa, Waataa Odeygii Siilaanyo uu Nanaabka Ku Noqday
ee Xaalkiisu Sida Caruurta Kolba Gees Loo Walqaniyo, Waraaqo Loo Dhiibo uu Xaalkiisu Ku Dambeeyey.
Kuwa Kalana Inkaartu Way Ka Soo fbaxday, oo Wataa Labada Habrood ee Aamina Weris & Samsam & Moorgan & axamuud Xaashi
Waali Ku Dhaw Yihiin, Muusa Biixina Waakaa Dhiigii Dadka ee uu Hore u Daadiyey, Hantidii Umada ee uu Dhacay, Afxumo & Isla Weyni
Maalintii Xaqdarada Loogu Cumaamaday, Dhirta & Shimbirihii Ayaa Qayliyey, oo Ciidii Ayaa Cabaaday, Waayo Qofku Dhagar Qabe Yahay
Ilaahay Uma Gargaaro, oo Waataa Xisbigii Kulmiye Laga Yaacay, ee Laga Dareeray, Inta Ku Hadhayna Waa Tusbax Furay oo way Ku Daba
Jiraan.
Hadaba, Dab & Olol Lagu Doorsan Maayo Doog & Raxmad, Inkaar & Aafaad Lagu Doorsan Maayo Akhlaaq & Asluub, Qabiilaystee Lagu
Doorsan Maayo Qaranimo, Musuq-Maasuq & Xaaraanta Gurte Lagu Doorsan Maayo, Xalaal Cune , Ma Xishoode & Beenaale Lagu Doorsan
Maayo , Xurmo Yaqaan, Xishoode & Asluub Leh.
Markaa Kulmiye Laga Yaac oo Beentii, Inkaartii & Cuqubadii, & Xaqdaradii, & Xaaraantii, & Qabyaaladii & Musuqii & Magac Dilidii S/Land
ee ay Dhulka La Dhaceen ee ay Aduunkii Ka Soo Oodeen, ee ay Maamul Goboleed Ka Dhigeen, ayaa Looga Yaacay, oo Loo Nacay, oo Looga
Dareeray.
Mahadsanid.

Asha Jama
ashaa.j@live.nl


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>