Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Bye Bye Kulmiye UK meerayso xamili meysid xafladaha Waddani

$
0
0

Xisbigii Kulmiye madaxdiisi waxay ka baxsadeen dhul-gariirka ka dhacay Hargiesa ee taageerayaal xad dhaaf ihi ku biireen Waddani dabeed waxay door bideen inay wadanka ingriiska meeha-naabaan ileyn xamili maayaan xafladaha xisbiga Waddani iyo haba-bac-doodee. Muse iyo intii lacaqliya waxa u qaaliban in aanay lacag danbe ka bixin oo ay quustaan ileyn ma hadhin cid iyaga ku biireysa oo hadhay e. Kulmiye dambaska ayuu noqday oo aad buu u liitaa cid soo noolayn karaysaana ma jirto. Waxa intaa dheer Muse dagaalka gondihiisa ka socda ee gadiid le ee shirdoon le Ahmed Cabdalle le ee xoosh le oo intuba lugaha jiidiyaan. Muse daad baa hoos maraya hadana isma oga. Waxaa-saad askarta ku nacaysaa oo faham kooda ayaa liita oo danbeeya. Let me say this again. Musow dhulka ayaad ku dhacaysaa cod kuuma yaalo Somaliland ee caqliga ka shaqaysii indhahana furo. Rag tartamay mid uun baa guuleysta sidaa darteed bye bye Kulmiye.

Abdi Mustafe
Abmustafe123@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>