Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga, Qadar & UAE oo isku haysta Garoon diyaaradeed oo dal kale ku yaalla

Turkiga, Qadar & UAE oo isku haysta Garoon diyaaradeed oo dal kale ku yaalla Waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa in uu saxiixo heshiis uu kula wareegayo maamulka garoonka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ninka ka danbeeyay Dilka Ra’iisal-wasaarihii hore ee Japani Shinzo Abe oo...

Ninka ka danbeeyay Dilka Ra’iisal-wasaarihii hore ee Japani Shinzo Abe oo shaaciyey sababtuu u toogtay Booliska baaraya dilka Raysul Wasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe, ayaa sheegay in ninka loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

President Biden will visit the Middle East next week

President Biden will visit the Middle East next week President Joe Biden will travel to Israel and western coast of Gaza and Saudi sectors next week, to strengthen pressure as a result of more Israeli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Toogasho wadareed ka dhacday Dal Africa ku yaalla

Toogasho ka dhacday Dalka Koonfur Afrika Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu toogtay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Soweto ee dalka Koonfur Afrika. Waxaa sidoo kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Mudaharadayaal xoog kaga qabsadeen Gurigiisii oo is casilaya

Madaxweyne Mudaharadayaal xoog kaga qabsadeen Gurigiisii oo is casilaya Gotabaya Rajapaksa Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa sheegay in uu xilka ka degayo 13-ka bishan July kadib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UK oo Diyaarado Dagaal u dirtay labo Dal oo Midowga Yurub ka tirsan+Sababta

UK oo Diyaarado Dagaal u dirtay labo Dal oo Midowga Yurub ka tirsan+Sababta Lix ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Boqortooyada UK ayaa u duulay waddamada Finland iyo Sweden halkaasoo ay tababarro...

View Article

Daawo:Haddii Madaxweynuhu doorasho qaban waayo,Dalku wuxuu geli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin Soomaali ah oo Masaajid ku yaala Dalka Maraykanka ku tooriyeeyay Imaamkii...

Nin Soomaali ah oo Masaajid ku yaala Dalka Maraykanka ku tooriyeeyay Imaamkii Masjidka Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in nin maskaxda ka xanuunsan...

View Article


Daawo:Gudaha Hargeysa Xoolaha oo Dhirtii Bilicda & Quruxda Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markaad ka talaabsato Sharciga ee aad aaminto Nolosha Qasriga Madaxtooyadu...

Markaad ka talaabsato Sharciga ee aad aaminto Nolosha Qasriga Madaxtooyadu inay tahay Hadiyad aad leedahay,Umadana aad Haraad & Gaajo bado Filo inay kaa xoreeyaan noloshooda. Marka aad ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline oo Maanta hakisay...

Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline oo Maanta hakisay Duulimaadyadeedii Addis Ababa+Sababta Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline ayaa maanta hakisay duulimaadyadeedii Addis Ababa, ka dib...

View Article

Daawo: Ururdoon Ku-jare oo Su’aalo laga weydiiyey Wuxu daraa Kulankay la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiso xanuun badan+Nin walaalkii u dilay Nus Doolar

Nin walaalkii u dilay nus Doolar Konton Shilling Ciidanka booliiska ee deegaanka Webuye ee dalka Kenya, ayaa xirey nin lagu eedeeyey inuu u dilay walaalkii nus Doolar deyn ah, oo uu ku lahaa. Nickson...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog:Dagaal Boosaaso ka qarxay+khasaare dhimasho & dhaawac  badan

Xog:Dagaal Boosaaso ka qarxay+khasaare dhimasho & dhaawac  badan  Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor-imaad ka dhacay garoonka diyaaradaha Boosaaso, kaasi oo dhaxmaray ciidamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xujey shaaciyey in lagu faquuqay Dalka Sucuudiga

Xujey shaaciyey in lagu faquuqay Dalka Sucuudiga Xujeydii sanadkan ee ka timid dalka Nayjeeriya Qaar kamid ah Xujeydii Nayjeeriya, ayaa sheegay in lagu cunsuriyeeyey aagga Muzdalifa sanadkan, ee...

View Article


Daawo:Sheekh Max’ed Cumar Dirir oo ka hadlay Qaranka wanaagsan & Qofka...

View Article

Daawo:Musharax Cirro oo shaaciyey in wixii Siidhi yaaley Hargeysa ay iibsatey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“No taxation without representation”

“No taxation without representation” 31 Sano kaddib, Somaliland adeeg kasta oo aasaasi ah waxa lacag adag ka bixiya muwaadinka! caafimaadku waa lacag qaali ah, waxbarasho tayo leh helimaayo nimaan...

View Article

Daawo:Madaxweynaha waxa ka go’an Dadkan siyaasad ahaan ka soo jeedo inuu...

View Article

Daawo:Siyaasi Duur oo Ganafka ku dhuftay Mudo-kordhin Guurtidu u sameyso...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>