The Secret Of Somaliland Government – Part 16
No story remains alive in our minds unless we remember it. So a story that is run in a series, lives when we recall what and where its last portion ended. Contrary to his fake excuse to get out of the...
View ArticleSomaliland:Mashruucii Kootooyinka oo Dhinacii Qaadka & Diyaaradaha galay
Shaqsiyaad Gaara oo Kooto loogu xidhay, keenista Jaadka Miirooga, iyo Diyaarad Jaad ka keentay Nairobi oo laga celiyay Laascaanood. Diyaarad Jaad ka keentay magaalada Nairobi ayaa shalay laga celiyay...
View ArticleDaawo Cusub oo xanuunka Macaanka lagu daweeyo oo la ansixiyey
Daawo Cusub oo xanuunka Macaanka lagu daweeyo oo la ansixiyey Daawada difaaca jirka ayaa waxaa ansixiyay maamulka daawooyinka Mareykanka taas oo dib u dhigaysa faafidda nooca 1aad ee sonkorowga....
View ArticleGolaha Ammaanka oo kordhiyey cunaqabateynta Hubka ee Saaran Somalia+Sababta
Golaha Ammaanka oo kordhiyey cunaqabateynta Hubka ee Saaran Somalia+Sababta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas...
View ArticleMaxkamadeyn Dalka Maraykanka kaga socotey Amiirka Sacuudiga MBS oo meesha...
Maxkamadeyn Dalka Maraykanka kaga socotey Amiirka Sacuudiga MBS oo meesha laga saaray+Sababta Mohammed Bin Salman Dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii ku talisay in dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin...
View ArticleNinkani caqliyaddii jabhadnimada kama korin,Wuxu doonayaa inuu kursiga iska...
13 November, waa tii xisbiyada mucaaridka ah ee SL ay ku dhawaaqeen in aanay Xukuumadda Muuse hormuudka u yahay aqoonsanayn marba haddii sharciyadoodii la is la ogolaa dhamaatay, ta aan la is la...
View ArticleWho is your role model For Leadership
Who is your role model for leadership? Do you know that Somaliland has the world's highest unemployment rate and is one of the poorest countries? In a country where half of the people may not have...
View ArticleHadal-heyn ku saabsan Haweenay Soomaali ah oo shaacisey inay Walaalo yihiin...
Hadal-heyn ku saabsan Haweenay Soomaali ah oo shaacisey inay Walaalo yihiin Qof Suuriyaana oo loo qabtay Qarixii Istanbul Qarixii Axaddii ka dhacay aagga Istiklal Street ee magaalada Istanbul, ee...
View ArticleFarshaxmiiste Aamin Caamir oo sawir-Gacmeed ku duray M/weyne Muuse Biixi
Farshaxmiiste Aamin Caamir oo sawir-Gacmeed ku duray M/weyne Muuse Biixi
View Article