Waxa nasiib daro ah in wasiir Cadaani ku ee deeyo idaacada BBC -da Cadaalad daro
Waxaan salaan qiimo badan u dirayaa dhamaan warbaahinta xorta ah. Waxa nasiib daro ah in wasiir cadaani ku ee deeyo idaacada BBC -da Cadaalad daro, macal asif aniga oo aad u ixtiraamaya wasiirka...
View ArticleXisbiga Kulmiye iyo xukumadda oo soo saaray in aan Gabiilay xisbiga Waddani...
Xukumadda iyo xisbiga Kulmiye ayaa ka yaabay xawliga isbadal ee ka soo ifbaxaaya dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiilay oo laga dareemay neecow isbadal oo ay ku soo hiranayaan ama niyada u soo...
View ArticleDaawo:Culimo Cabasho la tagtay Golaha Wakiilada S/land & Gudoomiye-xigeenka...
Daawo:Culimo Cabasho la tagtay Golaha Wakiilada S/land & Gudoomiye-xigeenka Golaha oo tafaasiil ka bixiyey Muraadkooda+Xildhibaano Qasdiga Culimada ku gacansaydhay
View ArticleGarabka Haweenka Heer Qaran ee WADDANI oo Qabtay Kulan laga ga Hadlaayey...
Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaana lagu falan-qeynaayey barnaamij siyaasaddeedka xisbiga WADDANI ee haweenka iyo weli ba sida oo kale sida qorshaha dhinaca ololaha ee garabka...
View ArticleAbaaraha Inugu Habsadey Waa Arin La’aan Iyo Adeecid La’aan.
Hordhac: Nabad-qab akhriste, Waxaan qoraalkan u kala qaadi doonaa saddex qaybood. Qaybta 1aad: Abaaraha mar kasta inugusoo noqnoqda iyo waxa sababay. Qaybta 2aad: Fariin iyo talo kusocota gudida...
View ArticleWar deg deg ah Mudahraad balaadhan oo ka bilaabmay Berbera iyo rasaas xad...
Waxa saaka magaalada Berbera ka bilaabmay mudaharaad balaadhan oo gilgilay magaalada, mudaharaadkaasi ayaa waxa soo abaabulay shaqaalaha ka hawl galaayay dekeda Berbera kuwaasi oo ka soo hor jeeda ama...
View ArticleWar-degdega:Daawo,Weriye ka tirsan Universal TV oo Miino loogu rakibay...
War-degdega:Daawo,Weriye ka tirsan Universal TV oo Miino loogu rakibay Gaadhigiisa ku qaraxday+Dhaawacii & Khasaarihii Gaadhay Weriyaha,2 Ruux oo kale & Gaadhiga
View ArticleDaawo:Suldaan Max’ed S.C/qadir oo si adag u duray Saldhiga Milateri kuna...
Daawo:Suldaan Max’ed S.C/qadir oo si adag u duray Saldhiga Milateri kuna sheegay Mashruuc xukumada Siilanyo lacag ku urursanayso,Muxuuse ka yidhi Guurtida..
View ArticleDaawo:Cabdi Waraabe oo Xaajo Buuq iyo Sawaxan dhalisay Fadhigii Guurtida la...
Daawo:Cabdi Waraabe oo Xaajo Buuq iyo Sawaxan dhalisay Fadhigii Guurtida la gole yimi
View ArticleShaqaalaha Dekeda Berbera Waa in ay Sharciga la tiigsadaan oo Qareeno Caalami...
Shaqaalaha Dekedu waa in aanay weysada dhawran ee waa in ay xaqooda iyo xuquuqdooda gaarka ah udacwoodaan si cokan oo Dimuqraadi ah, waana in ay Qareeno u dooda qabsadaan. Dhuuxa iyo duxda...
View ArticleMurashaxa Madaxweynaha Xisbiga Wadani oo Xukuumadda Ku Eedeeyey in ay Dabada...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay xeerka Baananka Ribada ah ee maalmahii ugu dabeeyey horyaalay...
View ArticleGE’s Fuel-Flexible Power Plant Brings Vital Energy Boost to Ghana
PRESS RELEASE Once operational, the 200 MW plant will be one of the most efficient power plants in the country and will generate the equivalent power needed to supply more than one million Ghanaian...
View ArticleWiiq-naanta Dawladnimo
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Alle weyne koreeye waxaan ka baryayaa inuu inoo barwaaqeeyo geyigeena abaartana uu inaga kor qaado Allow noo naxariiso adoomahaaga oo gafay ayaanu nehee. Aamiin Aamiin. Sida...
View Article