Cali Guray:kaniisaduhu waa Goobo Cibaado waxayna mudan yihiin dhawrsanaan gaara
Dhalinyaradu malaha may ogayn in laba kiniisadood oo Masiixi ah ay ku ooli jireen Hargeysa. Kolay anigu inta aan garaadsaday way jireen. Kiniisaduhu waa goobo cibaado, gaar ahaan kuwa diimaha...
View Article27 July 2010 illaa 27 July 2017ka: Waxyeelladii Xukuumadda Siilaanyo!
27 July 2010 illaa 27 July 2017ka: Waxyeelladii Xukuumadda Siilaanyo! Xagga waxqabadka waxa aynu ka sugaynnaa Md Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Ahna...
View ArticleXildhibaan Siciid Cartan oo madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay in uu xilka...
Hargeysa(Qaran-news)-Xildhibaan Siciid Cartan ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu talada dalka ku wareejiyo madaxweyne-xigeenkiisa Saylici, isagoo soo jeedintaas ku sababeeyay madaxweynaha oo uu...
View ArticleXisbiga Kulmiye iyo xukumaddiisu maxay maanta la hor tagi doonaan dhawaan...
KULMIYE IYO XUKUUMADIISU MAANTANA MAXAY SHACABKA SSC LA HORTEGI DOONAAN Shirkii Awrboogays kadib Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu way ka baxeen hehiis iyo balan kasta oo ay la galeen dadkii iska...
View ArticleAwood iyo Fursado ku Garaba Jira
Waxa aad tahay celceliska dadka aad la joogto inta badan, haddii aad doonto in aad is yara qiimayso, isugee asxaabtaada aad inta badan wakhtiga wada qaadataan darajadadooda nooca ay doonto ha ahaate...
View ArticleGeesigii Kelida Ahaa
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Dhiganaha maanta maqaaleed wuxuu ku saabsanaan doonaa sheeko qiseed cajiib ah kana dhacday dhulka somalidu degto waa nuqul kooban oo aan ka qaaday mar aan la kulmay jilaha...
View ArticleWAA MAXAY XALKA DAGAAL BEELEEDKA SOO NOQNOQDAY EE GOBOLKA SANAAG
WAA MAXAY XALKA DAGAAL BEELEEDKA SOO NOQNOQDAY EE GOBOLKA SANAAG Qoraalkii: Cabdiraxman Yacqub Xasan Umad yahay arliga wada dagtee Eebe ku abuuray abtiyo ayeeyiyo Adeer, eedo iyo aayo ehel iyo xigaal...
View Article