Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Safarkii Hal-abuurka Ee Nabadaynta Sanaag: Bilawgii Geeddiga Xasilinta....

Tan iyo gu’gii 2016ka ayaa ay shaqaaqooyin soo noqnoqday dhex marayeen beelo walaalo ah, oo wada deggan degmada Ceel-af-weyn ee Gobolka Sanaag. Dad iyo duunyo toona la iskuma hayo. Waxa la isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka_Beela_Waynta_Ismaciil-Sheekh Isaxaaq (Garxajis) Iyo Buurta Gacan-Libaax

Shirka Beesha Ismaaciil Sheekh Isaxaaq Oo Maanta Ka Furmay Buurta Gacan Libaax ee Gobalka Saaxiil.(Sawiro) Hordhac. Warbixin; Waxa Maanta Sidii Caadadu Ahyd Buurta Gacan Libaax Ka Furmay Shirkii...

View Article


Somaliya oo sheegtay in aan Somaliland diyaaradi tagi Karin aan iyaga…

Xukuumadda Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in aan diyaarad fasax ka haysanin magaalada Muqdisho ayna soo fadhiisan karin madaarada Somaliland Isla markaasina ay soo gali karin hawadii la isku odhan jiray...

View Article

Dad loo xidh xidhay qaraxii shalay lala beegsaday Raysalwasaaraha Itoobiya

Dowlada Itoobiya u qabatay 12 qof oo 9 ka mid ah ay yihiin saraakiil iyo saddex qof oo Shacab ah. Saraakiisha Booliiska ayaa loo haystaa inay ka hortagi waayeen weerarkan qarax ka hor intuusan dhicin....

View Article

Wasiirka biyaha oo si kulul ugu jawaabay Cabdiwali Gaas

View Article


Xuska maalinta Somaliland Ka xorowday mustacmarkii Ingriiska

Waa maalin ku wayen shucuubta Somaliland waa maaliin xusid weyen mudan, waa maalin waa cusubi u beryey shucuubta somaliland. 76 sano oon ku jirnay gacan gumaysi oon ka xorownay astaan iyo dawlad...

View Article

Qaabkii uu u furmay shirkii beelaha Garxajis daawo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Todobaadka Madasha uu Ka socdo shirka Garxajis oo lagu xardhay calanka

Sawirka Todobaadka Madasha uu Ka socdo shirka Garxajis oo lagu xardhay calanka Somaliland

View Article


Dacwad uu madaxweyne Biixi u gudbiyay qaramada midoobay iyo jawaabtana ay..

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dacwad ka dhan ah ergayga Qaramada Midoobay danjire Micheal Keating u gudbiyay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Madaxweyne Biixi ayaa qoraal...

View Article


With International Islamic Trade Finance Corporation – ITFC’s support and...

PRESS RELEASE With International Islamic Trade Finance Corporation – ITFC’s support and financing facilities, Coris Bank International (CBI) starts its Islamic finance operations in Senegal Coris Bank...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo kormeeray wasaaradda horumarinta maaliyadda kana hadlay….

Madaxweynaha Jamhuuriyaddaa Somaliland oo Kormeeray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Hadallo Dardaaran iyo Waano isugu jirana Jeediyey Sidoo kale Waxa uu Madaxweynuhu Jawaab Waafi ah u diray...

View Article

Faadumo Siciid oo ka warbixiyay safarkii ay ku soo mareen qaarada Yurub...

View Article

Saamaynta Muranka Hawada iyo Deeqaha ee Wada-halladii Somaliland iyo Somalia

View Article


Siyaasiyiin miisaan culus leh oo ka hadlay shirka Gacanlibaax iyo waxa laga...

View Article

26 Jun1960 xoriyadii la helay iyo hawadii Somaliweynta iyo qiiradii degdegga...

26 JUN 1960 XORRIYADDII LA -HELAY IYO HAWADDII SOOMAALI-WEYNTA IYO QIIRADII DEGDEGGA EE 1960 IYO DIB-U-XORAYNTII SOMALILAND Qallinkii. Mahad Cali-Salaan Dhamaan waxaan salaamaya bulsho weynta...

View Article


Gobtii la gumeeyay

Gobtii la Gumeeyey Konton iyo siddeed sano ayey da’daydu caawa garaacday laakiin waxba iiga dan ma’aha oo afar maalmood dhalashadaydii ka dibba waa nigii dib u saqiiray. Ubadka dhallaannimo ku dhinta...

View Article

Special Budget Djibouti & Somaliland Tour

Go Volunteer Africa’s arranges best budget Djibouti – Somaliland travel deals. Go Volunteer Africa takes you on breathtaking tour of a lifetime in a country that officially doesn’t exist. This is a...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyadii iyo fariintii ay boqorada Ingriisku u dirtay maalinta xoriyadii...

View Article

Gudoomiyaha barlamaanka Somaliland oo ka hadlay xuska 26ka Jun

View Article

Khudbadii madaxweynaha ee munaasibada 26ka Jun daawo

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live