Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Xildhibaan Buubaa oo u jawaabay maamulka Farmaajo sheegayna in ay ahayd in...

View Article


Somaliland Ma u baa’hantahay External audit police (EAP)?

Hordhac Waxaa soo muuqanaysa xaalad kala duruqsanaan taas oo u dhaxaysa booliska iyo bulshada Somaliland waxaana booliska lagu eedaynayaa cabudhin iyo xad-gudubyo sharciga baal marsan cabudhintaas oo...

View Article


Siyaasada Kaliya ee Lagaga Bixi karo Saboolnimada iyo Abaaraha Soo Noq-noqda...

Siyaasada Kaliya ee Lagaga Bixi karo Saboolnimada iyo Abaaraha Soo Noq-noqda !! iyamaa Garaabis leh Beeraleyda iyo Raacatada Xoolaha ee Rafaadsan !! Dr.Khadar-Libaaxley. Dunida horey u martay Dal iyo...

View Article

Wasiirka beeraha Somaliland oo u jawaabay madaxweynaha maamulka Puntland

View Article

Ku qosle kabtan kufay Abwaan Abees Vs Somaliland

KU QOSLE KABTAN KUFEY! Yaab iyo Amakaag!!, Somaliland waxay noqotey, Meel aan cadaalad ka jirin, Xaalku waa MISKIIN BAA MISKO LA FUULO LEH, Xeer ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex , muddo dheer kadib, oo...

View Article


Suldaan si adag uga hadlay badda ay ku muransan yihiin Somalia &...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mawqifka & War-murtiyeedyo Mucaaradka Somalia ka soo saareen Xiisada ka dhex...

View Article

Muqaal Xasaasiya:Muuse Biixi & Farmaajo Halkay iskala qaadeen,Daawo Bulxanka...

View Article


Faallo Daynta xukumadda Muuse Biixi la wareegtay

Been fakatay mise run “in Xukuumadda Muuse la wareegtay” $80 Milyan oo dayn ah?Faallo. Saleban Kalshaale Badheedhihii Xildhibaan Buubaa + Baxaa-degga Wasiir Sacad + Jahawareerka Bulshada iyo seef la...

View Article


Balaadhintii Dekeda Berbera iyo dhamaan Mashaariicdii ku lifaaqnaa oo wada...

Markeynu ufiirsano nuxurka ku duugan nuqulkii heshiiskii DPW iyo JSL wada galeen 9/5/2016 – “Term Sheets ” in respect of the Concession agreements”. Waxaa isfahanka Heshiiska qaybtiisa kowaad ee...

View Article

Siyaasi Kulmiye & Beesha Burco-bari ka soo jeeda oo shaaciyey inaaney Beel...

View Article

Beel sida Fiinta uga qalisay Ciidan Hubaysan & Tikniko Wasiirka Daakhiliga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Uganda Musevini oo wiilkiisa u magaacaabay Xil aad u sareeya

Madaxweynaha Uganda Musevini oo wiilkiisa u magaacaabay Xil aad u sareeya   Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wilkiisa u magacaabay xilka labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi. Janaraal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

 Ganacsatada Qaadka oo ku dhawaaqay in ay joojiyeen qaadkii ay ka keeni...

Ganacsatada Soomaaliyeed ee qaadka ka ganacsada ayaa maanta  magaalada Muqdisho waxa ay kaga dhawaaqeen in ay joojiyeen qaadkii ay ka keeni jireen dalka Kenya, sababo la xidhiidha khilaafka...

View Article

Ilkaha dabarka leh ayaa idilay!

Ilkaha dabarka leh ayaa idilay! Qoomiyadaha aduunka ku dhaqan qolo waliba waxay leedahay waxyaabo iyaga u gaar ah oo dhexdooda ay aad u qadariyaan Una qiimeeyaan, oo ay ka dhigtaan astaan quruxda ka...

View Article


Kenya – Somalia Feuds

View Article

Wiil African ah oo laga soo tarxiilay Israil oo dalkiisii uu diiday

View Article


Layliga Shaqo Qaran Waa Midhaha ,Curdinka ah ee 9 Billood dabadeed u soo...

Layliga Shaqo Qaran Waa Midhaha ,Curdinka ah ee 9 Billood dabadeed u soo go,aya JSL iyo Ummadeed. Marka ugu horeysa “Alle ayaa Mahad dhamateed u sugnaatay “. Waa ku Hambalyeynayaa Madaxweynaha...

View Article

Madaxweyne Biixi oo bari u socdaalaaya Itoobiya iyo kulan laga sii shaqeeyay...

Diblomaasiyiin ku sugan Itoobiya ayaa shabakada Qarannews u xaqiijiyay in maalinta barito ah uu madaxweynaha Somaliland safar martiqaad ah oo uu ka helay dawlada Itoobiya uu ku tagi doono dalkaasi,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maansada Murti-Maal

Maansada Murti-maal oo soo baxday 18.2.2019. Waxay diiradda fogaan aragga ku daah-qaadaysa waydiimaha taagan iyo webintii tagtada dharaarihii inna dhaafay. Sheegmada iyo warinta maansada ayaa tebinaysa...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>