Warbixin Xasaasiya:Mashiinkii Musuqmaasuqa Oo Dib Ugu Soo Noqoday Warfaafinta...
Mashiinkii Musuqmaasuqa Oo Dib Ugu Soo Noqoday Warfaafinta Iyo Mooganaanta Madaxweynaha + Natiijadii Hanti Dhawr Guud Qaranka……………………………..Q2aad Xogta aanu halkan idinku soo gudbin doono waxanu ka...
View ArticleSomaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Haysto Ma Kacdo Ayaa La Yidhaahdaa!
Somaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Haysto Ma Kacdo Ayaa La Yidhaahdaa!” Qaybta 1aad – Ayaa Hortaagan In Ay Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan yahay? Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Waxaa ay ahay...
View ArticleXukuumadda Somaliland Hiilka Jabuuti Iyo Axmed Cismaan Geele Midke Marin...
“Xukuumadda Somaliland Hiilka Jabuuti Iyo Axmed Cismaan Geele Midke Marin Keeda Aha” W/Q Muniir Axmed Cigaal Somaliland Xaggay U Socota Xaggayse Ka Kaga Jirtaa Dagaalka Ganacsiga Adduunka, Haddii Ay...
View ArticleFadeexado Kasoo Ifbaxay Ujeedada Baadhistii Hanti Dhawrku Ku Sameeyay...
Fadeexado Kasoo Ifbaxay Ujeedada Baadhistii Hanti Dhawrku Ku Sameeyay Wasaaradda Warfaafinta Iyo Shaqsi Xil Doon Ah Oo Hagayay Hawlgalkaasi. “Nin Ay Walaalo Yihiin Madaxa Kooxdii Baadhaysay...
View Article38 Guurada Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed (SNM) Qaybtii 1aad
38 Guurada Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed (SNM) Qaybtii 1aad Marxalado iyo xaalado kala duwan ayaa SNM halgankeedu soo maray min abaabulkii hore ee ballaysinka ahaa, ku dhawaaqii rasmiga...
View ArticleMuuse Biixi Oo Haweenay ka soo jeeda Beeshiisa Xil sare u magacaabay.
Muuse Biixi Oo Haweenay ka soo jeeda Beeshiisa Xil sare u magacaabay. Wareegto Madaxweyne Waxaan Go’aamiyey; In Dr. Luul Jirde Xuseen Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Guddoomiyaha...
View ArticleTacsi ku socota dhamaan Reer Caydiid Yaasiin iyo Reer Cabdi Xersi
Inaa’Iillaahi Wa Inaa’Illaahi Raajicuun Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan Reer Caydiid Yaasiin iyo Reer Cabdi Xersi, geeridii Hodan Caydiid Yaasiin. Ilaahay Ha U Naxariisto, Jannadii Fardowsana Ha Ka...
View ArticleQaybtii 2aad ee 38 Guurada Aasaaskii SNM
38 Guurada Aasaaskii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed (SNM) Qaybtii 2aad Hoggaankii SNM ee Itoobiya tegey oo awel ba ay u guntanaayeen gocashooyin iyo hibasho ka soo jeedda habkii is raaca...
View Article