Nin Qoda Qabriyada “Xabaalaha” oo sheegay inuu qabriyo u diyaarinayo Dad nool
Waxaan qabri u sii diyaarinayaa dad nool” Qabri-qode oo qodaya qabri Golaha hose ee dowladda Britain ayaa isku diyaarinaya in fayraska Corona ay u dhintaan dad cusub oo isbitaalada u jiifa qeybta...
View ArticleMaxay tahay sababta shacabka Mareykanku hub u wada iibsanayaan xilli uu Faro...
Maxay shacabka Mareykanka hub u wada iibsanayaan xilli uu Faro baas ku hayo Xanuunka Coronavirus? Shacabka Mareykanka ee khatarta weyn ka wajahaya cudurka sida ba’an ugu sii fidaya dalkaas ee...
View ArticleGanacsade Dareen Muwaadinimo leh: Gudoomiyaha Shirkada Faraska Ganacsade...
Ganacsade Dareen Muwaadinimo leh: Gudoomiyaha Shirkada Faraska Ganacsade Faysal Cismaan Faras. Waxaan halkan hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa, Gudoomiyaha Shirkada Faraska Ganacsade Faysal...
View ArticleTaariikhda Boqorkii kabanka Xudeydi oo ku geeriyooday London
Taariikhda Boqorkii kabanka Xudeydi oo ku geeriyooday London Xudeydii wuxuu ahaa 92 sano jir Alle ha u naxariistee, waxaa Magaalada London ku geeriyooday, fannaan, laxamiiste, Axmed Ismaaciil Xuseen...
View ArticleWasaaradda Caafimaadka Oo Daah-FurtayNidaam Casri Ah Oo Lagu Diiwaangelinayo...
Wasaaradda Horumarinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta daah-furtay nidaam casri ah oo si fudud loogu diiwaangelinayo mihnadleyaasha caafimaadka ee ku sugan gobollada iyo degmooyinka...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray qoyskii,qaraabadii iyo bahda fanka...
TACSI MADAXWEYNE: 08/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga...
View ArticleDowladda Imaraadka Carabta oo Ismaamulka Puntland gaadhsiisay Agab & Qalab...
Dowladda Imaraadka Carabta, ayaa maanta oo Arbaco ah maamulka Puntland gaadhsiisay agab caafimaad, oo loogu tala-galay xakamaynta cudurka Coronavirus. Agabkaasi caafimaad oo uu kamid yahay shaybaarka...
View ArticleTrump oo ugu hanjabay Hay`adda WHO inuu ka jaraayo dhaqaalaha Dalkiisu...
Trump oo ugu hanjabay Hay`adda WHO inuu ka jaraayo dhaqaalaha Dalkiisu siiyo+Jawaabta Gudoomiyaha Midwga Afrika Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay in uu ka jarayo...
View ArticleGudoomiye Cirro oo Tacsi Tiiranyo leh u diray Wasiirkii Hore ee ….
AHU Boqorkii Cuudka Axmed Ismaaciil Xuseen [Xudeydi] 1928-2020 oo xalay xaqii ugu yimid London, Xudeydi waxa uu ahaa shakhsi Soomaalida dhexdeeda karaamo ku lahaa, dhaxalna uga tegay Fanka Soomaalida,...
View ArticleQofkii u horreeyey ee gudaha Soomaaliya ugu geeriyooday Xanuunka...
Qofkii u horreeyey ee gudaha Soomaaliya ugu geeriyooday Xanuunka Coronavirus+Tiro Hawl-wadeeno Caafimaada oo laga helay Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhimashadii ugu horreysay ee uu sababay...
View ArticleWar-weyn:Markab Shixnad Daruuriya & Agab Caafimaad sida oo ku xaniban Dekeda...
Markab Shixnad Daruuriya & Agab Caafimaad sida oo ku xaniban Dekeda Berbera & Sababta Berbera-(Qaran-news)-Sida ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Warfidiyeenka Qarannews waxaa maalmahanba...
View ArticleIsbahaysiga Sucuudiga ee Yemen ka dagaallama oo xabbad joojin ku dhawaaqay
Isbahaysiga Sucuudiga ee Yemen ka dagaallama oo xabbad joojin ku dhawaaqay Qaramada Midoobay ayaa labada qoloba ugu baaqday, inay xabbad joojin sameeyaan, coronaha aawadii. Isbaheysiga uu hoggaamiyo...
View Article