Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Qatar oo gargaar caafimaad oo looga hortagayo covid19 ku wareejisay...

Qatar oo gargaar caafimaad oo looga hortagayo covid19 ku wareejisay Soomaaliya   Dowladda Qatar, ayaa Sabtidii shalay Muqdisho ka dajisay deeq gargaar caafimaad oo ay ugu talo gashay Soomaaliya, si...

View Article


Dilaaga COVID 19 iyo Dabaaldegga Ciidda

  Dilaaga COVID 19 iyo Dabaaldegga Ciidda (WQ: Mustafe Maxamed Khayre) 28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaaldeg muhiim ah oo loo yaqaan...

View Article


Cumayr Ibnu Sacad – Ubadkaas oo kale Ayaan u Baahanahay

View Article

Ethopian Airlines to Lose $6 Billion in Revenue: Ethiopian Airlines CEO”

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruucii deegaamaynta, wajigii koowaad – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q....

In dhulka Isaaqa lagu deegaameeyo Ogaadeenka, ayaa ahayd ujeeddada qudha ee uu Afweyne ka lahaa dagaalkii 1977-kii. Si looga dhabeeyo ujeeddadaas, Afweyne wuxuu u kala qaybiyay afar marxaladood: in la...

View Article


Digtoor xukumada Somaliland ruqsadii kala noqotay oo Raaligelin ka bixiyey……….

View Article

Nuxurka Khudbad uu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani jeediyey Munaasibada 18 May 2020

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa

Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay soo...

View Article


Beesha caalamku miyay mooganyihiin

BEESHA CAALAMKA , DAWLADAHA GOBOLKA GEESKA AFRICA MIYEY MOOGAN YIHIIN TAARIIKHDA IYO DHACDOOYINKA SOMALILAND IYO SOMALIA SOO KALA MARAY ? Waxa sanadahan ugu dambeeyey aad moodaa in ay muuqato in beesha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Culimada Islaamka oo ku baaqay in laga hor-tago qorshe ay dooneyso Israel

 Ururka caalamiga ah ee midowga culimada Muslimiinta, International Union for Muslim Scholars (IUMS) ayaa maanta ku baaqay in dhammaan dunida iyo dalalka Islaamka ay u istaagaan inay ka hortagaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne dafiray fayraska corona oo haatan dalkiisa laga la’yahay meel...

Madaxweyne dafiray fayraska corona oo haatan dalkiisa laga la’yahay meel bukaanada la kala geeyo Maayarka magaalada ugu weyn dalkaasi Barazil ee Sao Paulo ayaa sheegaya in habka caafimaad ee magaalada...

View Article

Daawo:Khudbadii M/weyne Muuse Biixi Munaasibada 18 May 2020 oo dhamaystiran

View Article

Daawo:Somaliland oo Shacisey Kiisaskii ugu badnaa ee Xanuunka Coronavirus

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dal ragga iyo dumarka ku amray inay suuqa aadaan maalmo kala duwan

Dal ragga iyo dumarka ku amray inay suuqa aadaan maalmo kala duwan Dowladda Panama waxay sharci adag u yeeshay xayiraadda lagu xakameynayo cudurka coronavirus, iyadoo ragga u oggolaatay inay danahooda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhda cudurradii safmarka ahaa ee saameeyay cibaadada bisha Ramadaan

 Taariikhda cudurradii safmarka ahaa ee saameeyay cibaadada bisha Ramadaan Muslimiinta sannadkan wuxuu Ramadaankan u yahay mid ka duwan kuwii hore maadama lagu soo rogay xayiraado saameyn ku yeelatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal-ooge Khalifa Haftar oo laga qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa Libya...

Dagaal-ooge Khalifa Haftar oo laga qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa Libya iyo maalmihiisa oo dhamaad ku dhow   Ciidamada dowladda caalamku aqoonsna yahay ee Libya ayaa saldhigga muhiimka ee...

View Article

Baaq Shacab

Baaq Shacab 18ka May 2020 Annaga oo ah muwaadiniinta reer Somaliland ee magacyadoodu hoos ku saxeexan yihiin waxa aanu maanta oo taariikhdu tahay 18ka May 2020 soo saarnay Baaq Shacab: Maanta waxa ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulsho dalkeedii ku dulman

Marka hore waan salamaayaa dhamaanba warbaahinta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba waxaan idinku salamaaya salaanta islaamka ASC WR WBR. Salaan ka dib maqaalkaygan maanta oo aan ugu magac daray...

View Article

Dulucda Go’aanadii Shirkii Laga Dhawaaqay Gooni Isku-taaga Qaranimada...

Qormadeenan maanta, waxa aynu ku soo gudbin doonaa, go’aanadii shirkii aayo ka tashiga iyo walaalaynta ummadda reer Somaliland ee Burco, ee ay iskugu tageen, dhamaan, Madax dhaqameedka , Waxgaradka,...

View Article

Somaliland way u dhabar-adaygaysaa hammigee ilaa iyo ay qarannimo buuxda...

Somaliland waxay u dabaal dagaysaa sanad guuradii 29 aad, ee ka soo wareegtay markii lagu dhawaaqay in ay shacabka Somaliland dib ula soo noqdeen xoriyaddii ka lunta 60kii, markii ay si ka fiirsi...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>