Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dal leh dastuur aan qorneyn dadkiisuna si Debecsan isu maamulaan?

Dal leh dastuur aan qorneyn dadkiisuna si Debecsan isu maamulaan? Aqalka looga arrimiyo UK Dalal badan oo caalamka ka tirsan ayaa isku maamula dastuur qoran, kaasi oo udub dhexaad u noqda qawaanniinta...

View Article


Daawo:Gudoomiye Cirro oo la weydiiyey Su’aalo ad-adag & Kuwo xasaasiya waqtigan

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

South Sudan to construct four oil refineries

South Sudan government has said that it plans to construct four oil refineries in the country’s Bentiu, Paloch, Thiangrial and Pagak, according to the Nilepet Director-General for Downstream, James...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-weyn:Askari Somalia & Kuwa Liibiyaana oo Dagaal ku dhexmaray Gudaha...

Askari Somalia & Kuwa Liibiyaana oo Dagaal ku dhexmaray Gudaha Turkiga Ugu yaraan illaa ’25’ askari oo isugu jira Soomaali iyo Liibiyaan ayaa ku dhintay dagaal gacan hadal ah oo labada dhinac ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababta looga cabsi qabaa Itoobiya inay kala go’do?

Maxaa looga cabsi qabaa Itoobiya iney kala go’do? Dowlad-deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku hanjabtay inaysan qaadan doonin amarka dowladda federaalka, laga bilaabo maanta oo ay ku ekeyd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tigreega oo amar ku bixiyey dhammaan xubnaha ku matala Dowladda Dhexe...

Tigreega oo amar ku bixiyey dhammaan xubnaha ku matala dowladda dhexe iney iscasilaan Xisbiga Xoreynta Shacabka Tigreega ee TPLF ayaa xubnaha ku magaacaban xilalka dowladda dhexe, golayaasheeda...

View Article

Daawo:Nuxurka Khudbad Gudoomiye Cirro u jeediyay Jaaliyada Somaliland ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’ad Ajnabi ah Oo ku jaha-wareertay warqado Puntland u dirtay

Hay’ad Ajnabi ah Oo ku jaha-wareertay warqado Puntland u dirtay Madaxtooyada Puntland, Wasaaraddaha arrimaha gudaha & Qorsheynta oo isku haysta qof noqonaya Lataliye Mashruuc lagu caawin lahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Guurtida S/land oo duuduub ku ansixiyay Xeerka doorashooyinka &...

Golaha Guurtida S/land oo duuduub ku ansixiyay Xeerka doorashooyinka & Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha. Fadhiga lagu ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay 53 Xildhibaan waxa ogolaaday 49 mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbaahinta dawladda Somalia Gacanta ku hayso oo loo beddelayo Warbaahin...

Warbaahinta dawladda Somalia Gacanta ku hayso oo loo beddelayo mid dadweyne (Mid Shacab)      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhaqan galaya in warbaahinta dawladdu leedahay loo beddelo warbaahinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirrada dagaalkii faraha lagaga gubtay ee ka dhex qarxay Armenia iyo...

Sawirrada dagaalkii faraha lagaga gubtay ee ka dhex qarxay Armenia iyo Azerbaijan Dagaalka u dhaxeeya Armenia iyo Azerbaijan oo horay uga mid ahaa Midwogii Soviet ayaa maalmihii la soo dhaafay sii...

View Article

Daawo:Cal Khaliif oo shaaciyey Sababta ku keliftay in Jabhadiisa Khaatumo...

View Article

Daawo:Nuxurka Khudbadii M/weyne Muuse Bixi ku soo xidhay Shirweynihii kulmiye...

View Article


Daawo:Nuxurka Khudbadii M/weyne-xigeenka Somalia ku soo afjaray Shirweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ruushka, Shiinaha & Iran yay la doonayaan inuu ku guuleysto doorashada...

Ruushka, Shiinaha iyo Iran: yay la doonayaan inuu ku guuleysto doorashada Mareykanka?   Miyuu Aqalka Kremlin-ka isku dayayaa inuu Donald Trump mar labaad hogaamiyo Mareykanka? xiriir miyey xukuumadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Facebook oo tirtay iyo Twitter oo qarisay farriin Trump uu soo dhigay oo ku...

Facebook oo tirtay iyo Twitter oo qarisay farriin Trump uu soo dhigay oo ku saabsan ….   Facebook ayaa tirtay farriin madaxweyne Trump uu ku sheegay Covid-19 inuu ka ‘halis yar yahay’ hargabka. Mr...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Bin Salman oo dhowr jeer qarsoodi ku tagay Israa’iil’

Maxamed Bin Salman oo dhowr jeer qarsoodi ku tagay Israa’iil’ Mohammed bin Salman is now the heir to the Saudi throne Dhax sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa dhawaanahan dhowr...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo xidhay Sarkaal Mareykan ah oo AMISOM la shaqeeya+Sababta

Turkiga oo xidhay Sarkaal Mareykan ah oo AMISOM la shaqeeya+Sababta   Ciidamada booliska dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay sarkaal Ameerikan ah oo la sheegay inuu gacan saar la lahaa howl-galka...

View Article

Daawo:Beer uu Leeyahay Xildhibaan Cabdiraxmaan Aw-xoog oo la fadhateystay

View Article

Sheeko xariir

Maalin maalmaha ka mid aheyd, ayaa waxaa isu yimid habar-dugaag oo dhan oo uu Libaax boqor u yahay, waxayna ugaadhsadeen oo disheen neef Geel ah. Libaaxii baa Waraabihii ku amray inuu neefka hilbihiisi...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live