Daawo:Cali Khaliif oo ka hadlay wadahadalada Somaliland & Khaatumo & Qolyo...
Daawo:Cali Khaliif oo ka hadlay wadahadalada Somaliland & Khaatumo & Qolyo barbaryaacaya oo Codanle tegay
View ArticleFadeexado ka soo baxaaya xoolaha uu Suuudigu hakiyay oo Berbera laga...
Bebera,(Qaran-news)-Dawlada Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay xayirtay dhamaan xoolahii uga dhoofi jiray dhulweynahii la isku odhan jiray Somaliya, hadaba hakinta xoolahaasi oo aad uga nixisay...
View ArticleDhimashadii Geello!
Waxa jiray nin faqiir ah oo ku noolaa meel miyi ah oo tuulo yar u jirta dhawr mayl. Ninkani iyo qoyskiisu wax adduunyo ah waxa ay lahaayeen xayn yar oo adhi ah iyo dameer. Dameertani ayaa idil ahaan...
View ArticleThe African Development Bank (AfDB) appoints MCB Investment Management as...
PRESS RELEASE The African Development Bank (AfDB) appoints MCB Investment Management as Fund Manager for its first Fixed Income Exchange Traded Fund (ETF) in Africa The ETF will be invested in both...
View ArticleQaar ka mid ah madaxda sare ee xisbiga Waddani Oo Ka Qayb-galay Dood...
Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Cali Iyo Xoghayaha Arimaha Debada Dr Fadal Oo Ka Qayb-galay Dood Cilmiyeed Lagaga Haddlayey Xalaada Abaaraha Oo Ay Soo Qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka Iyo...
View ArticleWorld campaing for Somaliland’s recognition
WORLD CAMPAING FOR SOMLAILAND’S RECOGNITION PRESS RELEASE On May 18, 1991, the people of Somaliland declared the formation of the independent Republic of Somaliland; and while the world’s focus was on...
View ArticleWasaarada Biyaha Waxa Xal u ah in isagana la Eryo Agaasimihii Guud ee uu...
Mushkuladii ugu wayn ee haysata wasaarada biyuhu waa agaasimii guud ee ina Naakhaade kaas oo loo eryey tiriba sadex wasiir oo ayuhanibi ah iminka miciyaha u soofaysanaya wasiirkan cusub ee Pro. xuseen...
View ArticleDaawo:Wiil Sheegtay Inuu Dhalay Bill Clinton Oo Obama Ka Codsaday…..
Wiil Sheegtay Inuu Dhalay Bill Clinton Oo Obama Ka Codsaday….. Danney Williams oo 30 jir ah oo sheegtay inuu yahay wiilka maaxweynahii hore ee Mareykanka Bill Clinton ayaa mar kale ka codsaday...
View ArticleDaawo:Qisadan Xiisaha leh Hadaad caqli & Xoog isbidayso,Dherer ama gaabni...
Daawo:Qisadan Xiisaha leh Hadaad caqli & Xoog isbidayso,Dherer ama gaabni hibanayso Halacso Muqaalkan Gaaban
View ArticleJamaal iyo Cali Gurey malaga yaabaa iyagoo wada socda iney ku biiraan xisbiga...
Jamaal iyo Cali Gurey malaga yaabaa iyagoo wada socda iney ku biiraan xisbiga Kulmiye mise? Faysal C Waraabe wuxuu dhawr jeer warbaahinta ka sheegey inuu Cali Gurey isku direy isaga iyo Jamaal,...
View ArticleDaawo:Muniir Cigaal oo si farshaxnimo ah u duray Wasiirka Madaxtooyada...
Daawo:Muniir Cigaal oo si farshaxnimo ah u duray Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi,Cali Mareexaan & Jananka Booliska Cabdillaahi Fadal +Naanayso Cusub
View ArticleDaawo:Haweenay siyaasad Reer Hargeysa ah oo Eedo culculus ku miistay xukumada...
Daawo:Haweenay siyaasad Reer Hargeysa ah oo Eedo culculus ku miistay xukumada siilanyo & Cali mareexaan
View ArticleDaawo:Xukumada Siilanyo oo mamnuucday Xayeysiisyo laga sii daayo warbaahinta...
Daawo:Xukumada Siilanyo oo mamnuucday Xayeysiisyo laga sii daayo warbaahinta Qaarkeed+Cadaani oo duray shirkadaha Isgaadhsiinta
View ArticleDaawo:Eng.Sabce oo kashifay sababta Jamaal u gelaayo Kulmiye + Xadiga Gunno...
Daawo:Eng.Sabce oo kashifay sababta Jamaal u gelaayo Kulmiye + Xadiga Gunno lacageed uu u balanqaaday inuu kulmiye uga bislaynayo
View ArticleWaftiga Muuse iyo Saylaci su’aasha hor’taala
WAXA SALAAMAYAA BULSHAWEYENTA GAS AWDAL SELEL AND GABILEY. SIYAASADU WAA TARTAN SIYAASIYIINTA MANDIQADA DHEXTAAL ILAA QABIIL IYO HAABIIL,WAA SUNAHA SIYAASADU LEEDAHAY .TAARIIKHDU WAA CIBRO WIXII INA...
View ArticleFaizal Cali Waraabe basaas nimo kama waynaado by Abdi Mustafe
Faizal Cali Waraabe oo ku suntan in uu ahaa ninkii inamadii UFO xidh-xidhay ee General Gani basaaska u ahaa sida ku qoran buuga Maxamed Baaruud oo inamadaa la xidhay ka md ahaa uu qoray ee la yidhaa...
View ArticleCali Guray Qabyaaldbaa qancisay, Jamaalna $1 Million. Faras qaayahiise qurux...
CALI GURAY QABYAALDBAA QANCISAY, JAMAALNA $ 1 MILLION. FARAS QAAYAHIISE QURUXBUU KU DOORSADAY. Xassan Gadhwayne wuxuu ahaa Wasiirkii Hore ee Wasaarada Waxbarashada , waxaanu haatan u xuub siibtay...
View ArticleSheegashada Somaliland ee Michael Keating, hambalyada carruurteeena iyo...
Beryahan waxa soo badanaya culaysyada siyaasadeed ee Somaliland soo wajahaya. Qaarkood waxay kaga imanayaan dibedda kuwo kalena gudaha. Ninka Qaramada Midoobay horjoogaha uga ah Soomaaliya Michael...
View ArticleMusharax Cirro oo ay xafladii qoomiyadaha Itoobiya isku gacan qaadeen...
Adis-ababa(Qaran-news):-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo marti qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalka...
View Article