Warqad furan oo ku socota madaxweynaha
Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada Somaliland loo soo maray, sideese shacabkayga loogu...
View ArticleKumuu ahaa Captain, Allan Gibb ama (GIIB) ? Qaybta 3aad
Kumuu ahaa Captain, Allan Gibb ama (GIIB) ? Qaybta 3aad By Cabdiraxmaan Fadli WA Australia. Waxay inoo joogtey in cashuurtii lagu waajibiyey ay ka horyimaaddeen dadkii reer burco, haddaba inaggoo marka...
View ArticleDaawo:Sac Curri ah oo soo jiitay indhaha dalxiisayaasha Caalamka
Daawo:Sac Curri ah oo soo jiitay indhaha dalxiisayaasha Caalamka Beer ku taala dalka Bangladesh waxaa ku sii qulqulaya boqollaal qof, si ay u arkaan sac caan ah oo cilin ah, kaas oo loo yaqaano Rani....
View ArticleXawaaldle Somali Ah Oo Lagu Eedeeyey Inuu Si Sharci Darro Ah Lacag Uga...
Xawaaldle Somali Ah Oo Lagu Eedeeyey Inuu Si Sharci Darro Ah Lacag Uga Saarayey Dalka Norway Booliska magaalada Oslo ayaa xawaaladle soomaali ah kusoo oogay dacwad-danbiyeed la xidhiidha inuu...
View ArticleCiidanka Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Digniin Adag Diray
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Digniin Adag Diray Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Iyo difaaca baddaha Jamhuuriyadda Somaliland, Admiral Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa...
View ArticleMadaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabiley Xildhibaankii U Horeeyey ee Madaw Ah ee ka...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabiley Xildhibaankii U Horeeyey ee Madaw Ah ee ka mid noqday Barlamaanka Dalka Finland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta...
View ArticleSomaliland does not need Somalia for recognition approval
SOMALILAND DOES NOT NEED SOMALIA FOR RECOGNITION APPROVAL European Colonial Borders define patriotism, nationalism, independence, statehood, and diplomatic recognition of each country in Africa, Asia,...
View ArticleDuties of the police and why they carry weapons:
First the police person is a son or a daughter of a father and a mother The police person is a peace person. His duties are keeping the peace and enforcing the law. Our police and military are doing...
View ArticleSomaliland:Wiil ku geeriyooday Gudaha Berked Biyood liqday
Somaliland:Wiil ku geeriyooday Gudaha Berked Biyood liqday Will yar oo lagu magacaabi jiray Mustafe Barkhad, ayaa ku geeriyooday barkad ku taala deegaanka Cadda dhaadheeray ee degamada Gabilay....
View ArticleHaweenaydii ugu horraysay ee Soomaali ah ee Addis Ababa xildhibaan ka noqota
Haweenaydii ugu horraysay ee Soomaali ah ee Addis Ababa xildhibaan ka noqota Saxarla Cabdullaahi Bahdoon Saxarla Cabdullaahi Bahdoon, wasiiru dowlaha arrimaha Caafimaadka dowladda Federaalka ee...
View ArticleDaawo:Qandaraaskii ugu horeeyay ee ay bixiyeen Mayorka & Maayar-xigeenka...
Fadeexada Foosha xun ee soo baxday+Sidii Xoolaha Umadda loo dhici jiray. Saaka waxan ka qayb galay qandaaraaskii u horeeyey ee Dawlada Hoose Hargaysa(DHH) samayso. Qandaraaskan oo ahaa shidaalka waxa...
View ArticleLabo Haweena oo Soomaali ah oo ka mid noqday Golaha Degaanka Addis Ababa
Labo Haweena oo Soomaali ah oo ka mid noqday Golaha Degaanka Addis Ababa Waxaa markii ugu horeesay taariikhda oo ay Soomaali ka soo baxdo golayaasha magaalada Addis Ababa. Kuraasta golaha deegaanka ee...
View ArticleMd Madaxweyne, Shaqo Qaran waxay badbadisay dhalinyaro badan oo baddaha ku...
“Md Madaxweyne, Shaqo Qaran waxay badbadisay dhalinyaro badan oo baddaha ku dhiman lahayd” Taliyaha C Qaranka S/Gaas Nuux I. Taani Hargeysa- Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil...
View Article