Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo qaaday Tallaabo dhabar-jab ku ah reer Galbeedka siiba Mareykanka &...

Turkiga oo qaaday Tallaabo dhabar-jab ku ah reer Galbeedka siiba Mareykanka & Faransiiska Osman Kavala Muddo afar sano ka badan ayuu xabsiga ugu jiraa isagoon la xukumin Madaxweynaha Turkiga Recep...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siduu u shaqeeyo Hubka la adeegsado kolka aflaamta la duubayo?

Siduu u shaqeeyo Hubka la adeegsado kolka aflaamta la duubayo? Marka la duubayo filim, mararka qaar masiibo ayaa ka dhacda. Booliiska ayaa sheegay in jilaaga reer Mareykan Alec Baldwin uu toogtay...

View Article


Xisbiga Ucid oo War cusub sheegay

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax xooggan oo ka dhacay Kampala+Khasaaraha

Qarax xooggan oo ka dhacay Kampala + Khasaaraha Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay qarax xalay ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, sida uu sheegay madaxa booliska Uganda Asan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xubno horey xilal kala duwan uga soo qabtay Dawlad-degaanka Soomaalida oo...

Xubno horey xilal kala duwan uga soo qabtay Dawlad-degaanka Soomaalida oo Cabdillaahi Itoobiya ku jiro oo Xabsiga Jigjiga laga siidaayay+Sababta   Wararka naga soo gaadhaya dowlad degaanka Soomaalida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ex-wasiir Xaglatoosiye oo beeniyey Warar Baraha Bulshada dhex wareegaya

Ex-wasiir Xaglatoosiye oo beeniyey Warar Baraha Bulshada dhex wareegaya Saleebaan Xagla Toosiye wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa goordhweyd xaqiijiyay...

View Article

Xisbiga Waddani oo ka hadlay Mawqifku ka taagan yahay Qadiyada Shirkada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir lagu eedeeyay inuu Muhaajiriin u diiday dalkiisa oo Maxkamad la soo...

Wasiir lagu eedeeyay inuu Muhaajiriin u diiday dalkiisa oo Maxkamad la soo taagay Matteo Salvini Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Talyaaniga, Matteo Salvini, ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla...

View Article


Nin ka Soo jeeda Asal ahaan Dadka Berbera ku abtirsada oo Darxumo & Dhaawac...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland booqasho ku tagay Xarumaha Dawlada ee...

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland booqasho ku tagay Xarumaha Dawlada ee ku yaala Magaalada Laascaanood Qaarkood Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay qaar ka mid ah...

View Article

Africa Investment Forum: Projects worth $140 million on the table to boost...

PRESS RELEASE Africa Investment Forum: Projects worth $140 million on the table to boost vaccines and healthcare in West and East Africa After the presentations, a panel of investors provided their...

View Article

Bashir Abdi applauded by Dahabshiil for Rotterdam win

Click here to read more about this article

View Article

Xisbiga Waddani oo War cusub ka soo saaray Maxsuulka Wadahadalada u socda...

View Article


Xeer M/weyne Muuse Biixi ku soo celiyey Golaha Guurtida S/land oo……….

View Article

Daawo:Siyaasi Hore uga baxay Xisbiga Waddani oo shaaciyey inuu Maanta dib ugu...

View Article


Daawo:Golaha Guurtida oo Xukumada S/land ku taageeray Qaabkay Dalka uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suudaan oo looga dhawaaqay xaalad deg deg ah

Suudaan oo looga dhawaaqay xaalad deg deg ah Jeneral Abdel Fattah Abdelrahman Burhan – oo ahaa madaxa Golaha Sare ee Suudaan – ayaa qudbad uu jeediyay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah. Waxa kale oo uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Militariga Sudan oo xidhay Ra’iisul Wasaare Cabdalla Xamduuk, kalana diray...

Militariga Sudan oo xidhay Ra’iisul Wasaare Cabdalla Xamduuk, kalana diray Xukumadiisii Jeneraalka ugu sarreeya Sudan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, wuxuuna kala diray mas’uuliyiintii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CIA-da Maraykanka oo is-hortaagtay cunaqabateyn la saari lahaa Fahad Yaasiin

CIA-da Maraykanka oo is-hortaagtay cunaqabateyn la saari lahaa Fahad Yaasiin   Warbixin dheer oo wargeyska New York Times uu ka qoray howgallada hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ee Muqdisho ayaa...

View Article

Daawo:Ganacsade Cismaan Kaahin oo iska moosay Eedo lagula dul-kufay

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live