Xaaladahu markay adkaadaan laba qolo oo bulshada ka mid ah waxba lagama...
Xaaladahu markay adkaadaan laba qolo oo bulshada ka mid ah waxba lagama waydiiyo. Labada qolo waa dad nuqul oo kolba cidii xukunka haysa u jajaban. Labada qolo waa laba dabaqadood oo aad u kala tagan....
View ArticleKhudbadii u dambaysay ee Nabi Muxamed uu Jeediyey 9-kii Dulxiga sannadkii 10-aad
Khudbadii u dambaysay ee Nabi Muxamed uu Jeediyey 9-kii Dulxiga sannadkii 10aad. “……Ilaahoow markhaati ka noqo in aan fariintaaddii gaadhsiiyey dadkaagii…..” Khudbadan waxaa uu nabigu CSW u jeediyay...
View ArticleDawladda Itoobiya oo shaacisey in Dharbaaxo culusi ku dhacday Jabhada TPLF
Dawladda Itoobiya oo shaacisey in Dharbaaxo culusi ku dhacday Jabhada TPLF Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeedu aysan gali doonin gobolka Tigray, kadib markii xoogga Tigreegu ay dib ugu...
View ArticleTikTok oo Sanadkan 2021 kaalinta koowaad ka qaaday Google+Sababta
TikTok oo Sanadkan 2021 kaalinta koowaad ka qaaday Google+Sababta TikTok ayaa kaalinta koowaad ee baraha internet-ka loogu isticmaal badan yahay ka qaaday shirkadda Google oo kaalintaasi heysatay...
View ArticleKulan la filaayo inay Yeeshaan M/weyne Muuse Biixi & Hogaanka Xisbiyada...
Kulan la filaayo inay Yeeshaan M/weyne Muuse Biixi & Hogaanka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland+Xoggo kale Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Ee Wadani iyo...
View ArticleHogaanka Xisbiga Wadani oo Gurigiisa Ku Booqdey Suldaan Barre Xaaji Xussen oo...
Hogaanka Xisbiga Wadani oo Gurigiisa Ku Booqdey Suldaan Barre Xaaji Xussen oo ka mida Salaadiinta Beelaha Arab Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Waddani mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha...
View ArticleKhilaaf Cusub oo Qarxay+Farmaajo oo Eeddo culculus ku miisay Ra’iisul-wasaare...
Khilaaf Cusub oo Qarxay+Farmaajo oo Eeddo culculus ku miisay Ra’iisul-wasaare Rooble oo uu shaaciyey inuu fashilmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in...
View ArticleNuxurka Maanso xiiso leh oo Abwaan Tarabi tiriyey
Nuxurka Maanso xiiso leh oo Abwaan Tarabi tiriyey Mudoba Hugun mooye eh Dibna hadal dhaafayo oo Hawadda ii gali ma jirin Hambarosho wey igu badneyd Hubsiino igumey yareyn Samirna kama heeso dhigin...
View ArticleRa’iisul-wasaaraha Somalia oo si adag ugu jawaabay Farmaajo+Khilaaf oo sii...
War-Saxaafadeed Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu Doorashooyinka ku takri falo. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay qoraalka...
View ArticleOpen letter to Israel Foreign Minister. H.E. Yair Lapid
TO: Israel Foreign Minister. H.E. Yair Lapid The international community has made several brave efforts to rescue and reconstruct the disintegrated State of Somalia. All these brave efforts had however...
View ArticleMujaahid Ibraahin Dhegaweyne oo ka dayriyey Maxkamada Dastuuriga S/land
Mujaahid Ibraahin Dhegaweyne oo ka dayriyey Maxkamada Dastuuriga S/land “Xaalad adag ayaa la gali doonaa, haddii aan xaaladan caqli lagu darin meel xun bay gaadhaysaa, ismaandhaafku halkuu marayana...
View ArticleFadhi Khusuusiya,Albaabaduna u xidhnaayeen oo ay Goroda isku dareen...
Fadhi Khusuusiya,Albaabaduna u xidhnaayeen oo ay Goroda isku dareen Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa saaka fadhi aan caadi ahayn, albaabaduna u xidhan...
View ArticleFarmaajo oo shaqo-joojin ku sameeyay Ra’iisul-wasaare Rooble
Farmaajo oo shaqo-joojin ku sameeyay Ra’iisul-wasaare Rooble Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu shaqadii ka joojiyey Ra’iisul-wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo uu...
View Article