Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

Daawo:Wasiir ka tirsan xukumada Siilanyo oo kalsoonidaro haysa darteed tahli kari waayey inuu inshaaro Muga taageerada Kulmiye ka haysto Beeshiisa

$
0
0

Daawo:Wasiir ka tirsan xukumada Siilanyo oo kalsoonidaro haysa darteed tahli kari waayey inuu inshaaro Muga taageerada Kulmiye ka haysto Beeshiisa


Donald Trump elected president of United States

Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde oo u jawaabay hadaladii uu Gudoomiye Muuse Biixi ka yidhi dhacdadii garoonka ciyaarta

$
0
0

Hargeysa(Qaran-news)-Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa soo jeediyay in guddi baadhiseed loo saaro dhacdadii ka dhacay garoonka kubadda cagta ee magaalada Hargeysa, waxaanu sidoo kale ka jawaabay hadal uu murashaxa iyo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi kaga hadlay dhacdadan.

Xildhibaan Jirde, oo xalay warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay inuu goob-joog ka ahaa ciyaartii Daad-madheedh iyo Hawd, waxaanu ammaanay ciyaartii labada kooxood oo uu ku tilmaamayd mid qurux iyo xarago lahayd. Jirde wuxuu hadalkiisa ku bilaabay “Anigu garoonka ciyaartu ka socotay waan joogay, si wanaagsan ayay ciyaartu u socotay, taageerayaal is dilaya maan arag, ciyaartooy gudahooda dagaalamaya maan arag, waxaanan anigu ka soo baxay markii ay gool iyo gool maraysay oo jawigu degenyahay. Markaan waraystay dadkii ciyaarta dhammaystay ee ilaa dhammaadkii joogay waxay yidhaahdeen qaska iyo rabshadu waxay ka bilaabantay markuu boolisku damcay inuu dadkii tarabaruunka fadhiyay dareeriyo oo uu markaas gas-maasna ku riday, ulo iyo budhadhna la dhacay.

Arrintaas ayaa sida ay dad goob joog ahi ii xaqiijiyeen keentay gadoodka dhallinyaradii ciyaarta daawanaysay iyo kuwii dibadda joogayba.”

Cabdiqaadir oo hadalkiisa sii wataa wuxuu yidhi “Anigu u qiil samayn maayo rabshadaha iyo dhibaatada dhacday, oo dhallinyarada waxa mar walba laga rabaa inay ciidamada amniga la shaqeeyaan oo ixtiraamaan oo ay u hoggaasamaan awaamiirtooda. Laakiin waa bini-aadam oo marka la xanuujiyo iyana way gadoodayaan.”

Isagoo soo jeedinaya in arrintan guddi baadhiseed loo saaro wuxuu yidhi “Waxaanan ku talin lahaa in loo saaro guddi baadhitaan oo xaqiiqada dhabta ah soo ogaata si wax looga barto hadhoow oo aanay taasi mar dambe garoomadeena ka dhicin waa in la saaro guddigaas oo ay hoggaaminayso wasaaradda ciyaaraha, ururada bulshada iyo dawladda hoose ee Hargeysa.”

Isagoo hadalkiisa sii wata kana hadlaya dadka rasaasta booliska ku dhaawacmay wuxuu yidhi “Waxa kale oo iyana aan qiil loo helayn anigoo ka xun dhaawicii askarta soo gaadhay ee dhagaxa lala dhacay oon Cisbitaalka ku booqday in haddana dadka xabad nool loo adeegsado waxaan soo arkay ilaa shan qof oo shacab ah oo dhaawac rasaaseed ku taalo taasina wax qiil loo heli karo gaal iyo Islaam toona maaha.

Waxa wanaagsan in arrimahaasi aanay inagu soo noqon oo booliska loo tababaro sida garoomada ciyaaraha loo hago markay ciyaaruhu ka socdaan oo la isticmaalo asluub iyo xirfad aan keeni karin gadoodka daawadayaasha. Waxaana la gaadhay maalintii dhaqankaas wax laga bedeli lahaa ee wax la korodhsan lahaa ee rasaasta nool ee la ridayo la xaaraantimayn lahaa. Waa in wax kale oo ka duwan rasaastaas la adeegsado waana waajib shciib iyo dawladba ina saaran. Ciidanka Booliska iyo shacabkana waan ka tacsiyadaynayaa dhibaatada iyo dhaawacyada gaadhay iyaga iyo eheladoodaba, waanan ku booqday cibsitaalka Hargeysa.”

Guddoomiyaha Waddani isagoo ka jawaabaya hadal uu sheegay inuu murashaxa iyo guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi dhacdadan kaga hadlay wuxuu yidhi “Waxaan maqlaayay guddoomiyaha KULMIYE oo leh dad dalkan inay hoggaaminayaan wax ka doonaya ayaa ka qayb qaatay arrintan oo abaabulay. hadalkaasina hadal masuuliayd darro ah weeye in wax la dejiyo ayaa loo baahanyahay ee in wax la kiciyo looma baahna. Dhibaatada soo gaadhay ciidamadeena iyo

muwaadiniinteenaba in cod lagu doonto oo lagu kaambayn gareeyaa waa xaaraan, taasna waxaan u sheegayaa inay siyaasiyiintu ka digtoonaato oo qaranimadeena iyo sumcadeena wax u dhimaysa.”

Geeska

Daawo:Gudida Diiwangelinta oo warar isburinaya ka soo saaray shirarka Labada garab ee Xisbiga Ucid

$
0
0

Daawo:Gudida Diiwangelinta oo warar isburinaya ka soo saaray shirarka Labada garab ee Xisbiga Ucid

Daawo:Xildhibaan Kabaaha la dulmaray F.C.Waraabe,Maxed kaahin,Muuse Biixi,Gudoomiyaha Maxkamada sare & G. Gudida Diwaangelinta ururada

$
0
0

Daawo:Xildhibaan Kabaaha la dulmaray F.C.Waraabe,Maxed kaahin,Muuse Biixi,Gudoomiyaha Maxkamada sare & G. Gudida Diwaangelinta ururada

Experts urge Africa to put more resources in Science, Technology and Innovation

Lettere of congratulations to the US President- Elect Donald Trump

$
0
0

LETTER OF CONGRATULATIONS TO THE US PRESIDENT-ELECT DONALD TRUMP

November 9/11/2016

The Honourable Donald Trump
The President-Elect of the United States of America
Current Address: The Trump Organization
725 5th Avenue, New York, NY 10022, USA
Phone: (212) 832-2000
Fax: (212) 935-0141
Official website: donaldtrump.com

Dear President-Elect Trump:

On behalf of the people of Somaliland, and that on my own behalf as a citizen of my nation Somaliland, I would like to extend our cordial congratulations on your today’s momentous triumph. Please know that you can count on our best wishes alongside the future cooperation as we both assume the onuses of our cherished democratic nations of Somaliland Republic and the United States.

I wish you becoming the incumbent President of the United States of America soon, as the inauguration of the White House is scheduled on Friday the 20th of January 2017. Whilst, wishing you and your family happiness, continued health and many exhilaration and joy, and I send my best wishes for the peace, harmony and well‐being of your country and its people.

I would also like to take the opportunity to introduce you the vision driving our country’s Foreign Relations, which is the pursuit of ‘’A peaceful, regionally prosperous and globally competitive Somaliland, and the ultimate national project is to uphold and safeguard Somaliland’s interests by exhibiting an attractive image globally through innovative diplomacy, and contribute towards a just, peaceful, and equitable world”.

I am confident that humanitarian, development and democratic support to my country will be further developed. The people of the Republic of Somaliland and their government are highly expecting to improve and sustain the political, economic and cultural ties based on democracy, freedom and self-liberty between Somaliland and the United States of America.

The fundamental basis of our constitution is democracy, freedom, rule of law and self-liberty, this will commence on the grounds of our people’s political choice. Therefore, every elect party will stand for those values and beliefs. We are welcoming a new, tougher cooperation between Somaliland and the United States of America to be developed, bringing our two countries and their people even closer together.

As a Somaliland national, and on the behalf of my people and government, I will be very grateful to see this event taking place in the near future, diplomatically Somaliland believe that it is the time for further economic, political and security partnership between the two countries.

To close, I would again like to express my gratitude and to congratulate you on your excellence election victory. I would also express beforehand on behalf of the people of the Republic of Somaliland, who are democratic and self-determined people in the Horn of Africa are ready to open a new progressive door between our two countries.

People of Somaliland envisage a remarkable progress to strengthen the bilateral relations between United States of America and the Republic of Somaliland. Please know that we hope for nothing but your continued success and that of your country.

Yours Sincerely,

Mohamed Hagi Mohamoud
Department of Politics and International Studies
The University of Warwick
Coventry, West Midlands
Email: m.hagi-mohamoud@warwick.ac.uk
Tel: +447487686659
Blog: https://mohamedhagiblog.wordpress.com

Hanbalyo diiran: Musharaxa Jamaal Cali Xuseen iyo Xasan Cismaan Sabca

$
0
0

HANABLYO DIIRAN . MUSHARAX JAMAAL CALI XUSSEIN IYO GUDDOOMIYE XASAN OSMAN “ SABCA”

Aniga oo ka wakiil ah Waxgarad & Aqoonyahano Somalilander’s ah oo deggan daafaha dunida, waxaan hanbalyo diiran u dirayaa Guddoomiyaha Cusub ee Xisbigga UCID Mudane Sabci iyo Musharax Jamaal Cali Xussein oo musharaxnimadiisa lagu ansaxiyay shirkii taariikha ah ee lagu qabtay “ Hadhka Geedka”. Waa dhaqan soo jireen ah in lagu tashado geed hoostii oo go’aamo masiiriya lagu gaadho. Waxaanu canbaaraynayna shirkii gacan ku rimiska ahaa ee laga soo abaabulay Madaxtooyada ee baal marsanaa go’aankii Maxkmadda Sare. Waxaan ku boorinaynaa bulshada Somaliland inay taageero hiil iyo hooba isla garab tagaan garabka la dulmiyay . Waxa muuqata inay Somaliland ku danbaysay “ Ninkii roonaayow Reerka u hadh “, waxaana ku xigi doonta ismuquunin, xasilooni darro iyo gacmaha oo laysula tago.
Wa bilaahi towfiiq.
Drs Hoodo Yusudf, Uk, London.
yhoodo@yahoo.com.


Lax dhunkani Abbaar Ma Og

$
0
0

LAX’ DHUKANI ABBAAR MA OG ‘.

Soomalidu horey xaalad kasta iyo cida u ehelka ah uga Maah maahdey.Xiligan aynu ku jirno waxa wadanka Somali land ka jirta ,Abbaar baahsan oo ku soo horeysey Goballada Bariga,dhamaantod.
waxa hore u yaraadey Gu’gii ,waxa hadan la waayey Deyrtii, waxeynu geleyna 4 bilood oo Jillal garwaaxsedey Abbaar Guluhu duulaayo.hadaan Illahey inaga jebin.waxa durba muuqada Xoolahiiioo dhamaadey,Bakhtigii 4 ta Messi oo meelwalab tuuran,habqankii, Hoyooyionka, DHalaanka, Cruurta iyo waaeylka,oo meelwalab Harrad Gaajo, Hoylaan,Ceeydhnimo, werwer, walbahaar la Ildaran.4 ta Jaho.iyo Madaxweynahii oo Xalaada ka Hurda, sababtoo ah:- waxey aheyd in Madaxweynuhu ,gashado direyskiis si uu u hogaamiyo ,xaaladan ka dhacdey dhulka ugu balaadhan dalka oo aaney Guddi Waadodo ah iyo dumar toona waxba ka gadhii karin,baaxad dhulka awgeed.iyo Abbaartan oo lamaqlayey,xoola dhaqtada oo le 5 Billoodba ,labadaas kun ee Neef wax nooga iibsama, waanu ka weeyney,caato awgeed.hadii hore looga seexedy in shantaas bilood ee hore in la ogaado ,xoolo dhaqatada, waa in maanta ,hadii Alle yiraahdo,Madaxweynahu hogaamiyo Ciidamada Qaranka,si ay u soo uruuriyaan Habqanka daka Xooluhu ka dhamaadeein intaan Xanuuno faafa ka dilaacin Deganadas.waan in la odoroso sadex goobood oo ley sugu soo uruuriyo Maatad iyo waayeelka looga tegey cidlada iyo oomanha.waayo wax la yidhi halka Magaccgu ku ba-ayo ,Maalkaagu ha ku ba-o.markaas Lacagta maanta Baanka taal waan in laugu galaa gurmad Qarran. Qeybaha SHacabku Gancsto iliaa,murqmaal waa la wada garb istaagayaa.hadii kale oo si gaar gaar ah Xisbiyo iyo Ururo iyo Wasardo iyo Gobalo ,iyo Golayaal.loo galo waxey noqoney Qawda maqshii oo halagu qado. wax la yiri wax Rag u kaco Rabina aqbalo waa rumoowdaa.hadii kalese,xaalku hurdadaas weeyoo,
waxana Madaxweynaha ku xeeran,Wasiiro,ay ka mid yahiin, Ibnawaas,Kariboon DHey-ogseydh,Daamur laga meydh,iyo qaar kaloon hada la sheegeyn,oo diidan in loo dhaafo Runta loo sheego.waxase dhow goorta Madxweynuhu danba loo kicin, oo ah marka abaarta Saaxil soo socotaa soo gaadho Deegaamada isku dhowdhoow ee Galbeedka.
ALLAHAYOWO RAXMADDAA NADEEQDEE ROOBKA NOOSHUB,YAA RAXMAAN.

Ibrahim Xasan
ilasocohada@hotmail.com

Tageerayaasha Xisbiga UCID- Oo Maanta Hargeysa Kaga Mudaharaaday Faysal Cali Waraabe

Tacsi iyo tallo ku socota Jamaal Cali Xussien iyo taageera-yaashiisa

$
0
0

Marka hore waxaan Jamaal Cali Xussien iyo taageera-yaashiisa ka tacsi yadeynayaa geerida ku timi xisbigii UCID ee Faizal iyo Muse Biixi iyo Maxamoud Xashi wasiirka madaxtooyada ay wada gowraceen.ee shalay Hargiesa lagu aasay. Samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo geeridu waa xaq oo wax waliba way dhintaan e. Halkaa marka xaal marayo Jamaal iyo taageera-yaashiisu waxay u baahan yiin in aanay xabaasha UCID dib u eegin ee ay tallo fiican gaadhaan oo sidii ay Faizal iyo Muse iyo Maxamoud Xashi ba u fashilin lahaayeen ka wada shaqeeyaan. isbahaysigii Kulmiye ka baxay way tashadeen oo waxay goa”an ku gaadheen in ay xisbiga Waddani ku biiraan si ay wadanka hogaan xumo uuga badbaadiyaan. Hadaba hadii garabka Jamaal ee gardaradu ku dhacday sidii isbahaysiga Kulmiye ay iyaguna doonayaan in Waddanka loo gurmado oo hogaan xumo laga ilaaliyo waxa haboon in iyaguna ay ku biiraan xisbiga Waddani. Sida qudha ee garabka jamaal kuna aarsan karo hogaan xumana lagaga badbaadi karaa waa sidaa oo waa siday yeeleen raggii ruug cadaaga ahaa ee Xirsi lahaa ee Maxamed Biixi Yonis lahaa ee Xussien Caydiid lahaa iyo qaar kaloo badan. Dulmiga Faizal sameeyey waxa ku taageer tay xukuumada bulshaduna way aragtaa hadaba garabka Jamaal albaabka qudha ee u furani waa xisbiga Waddani wixii aan sidaa ahayniba waa bar kuma taal oo labadan askari ee asqyasan iskama celin karaan oo dowlada oon qudhoodu jeclayn bay mar-mar garab ka helaan sida bur-burinta xisbiga ucid. Samir iyo iimaam qaata ucid horena u socda dibna ha eegina xaqiiqdana ku dhaqma oo ah in aan ucid dambe jirayn ee diga rogta. Cali Gurrey na midh baan idhi waa munaafaq ee ka durka maalintiina ucid buu ahaan jiray habeen kiina Kulmiye iminkana waakaa cadystay ba.

Abdi Mustafe

Abmustafe123@gmail.com

Magaalada Borama oo xalay looga dabaal degay guusha ay xulka gobolka Awdal gaadheen daawo

Wax ka ogow Fa’idoyinka layaabka leh ee cunista muuska [ importances of banana ]

$
0
0

Cunista muuska ee maalin kasta waxa ay u leedahay faa’iidooyin aad u badan jidhka bini’aadamka, iyada oo midhahan ay ku jiraan nafaqooyin aad u weyn iyo maadooyinka loo yaqaano “antioxsidenter” ka ee ka hortagga dhaawacyada soo gaadha unugyadda.
Waxa sido kale midhahani ay xoojiyaan habka difaaca jidhka iyo wanaajinta dheef-shiidka,sidoo kale waxa ay kaa caawiyaan ka hortagga ah tiro badan oo ah cuduro iyo xanuunada caafimaadka ah.
A couple of bananas is a better choice than taking a laxative to treat occasional constipation
bananas are rich in fructo-oligosaccharides (FOS). FOS is a prebiotic – i.e. it feeds the important “friendly” bacteria that live in your digestive tract. These bacteria help us absorb nutrients more efficien
Waxaa xusid mudan in doorashada 1 muus ah oo aad u bislaaday in ay kordhinayso in uu jidhku la kulmo TNF ama Tumor necrosis factor ee caan ku ah awooddeeda la dagaallanka fiditaanka unugyada aanan nidaamsanayn ee noqon kara kansarka. Maadada TNF sidoo kale waxa ay waxtar u leedahay wanaajinta xidhiidhka ka dhexeeya unugyada kala duwan ee habka difaaca jidhka.
Sida laga soo xigtay daraasad ay sameeysay jaamacada University of Tokyo waxa lagu sheegay in muuska bislaaday ee qoloftiisa ay ku jiraan dhibcaha madow ee tirada badan in uu hodan ku yahay maadada TNF-Alpha, sidaa daraadeed waxa uu kordhinayaa 8 goor in ka badan marka la barbar dhigo muuska dooga/akhtarka ah shaqeeysiinta nidaamka difaaca jidhka.
Maxay yihiin dhibaatooyinka caafimaad ee lagu daweyn karo cunista 2 muus ah maalin kasta?
1-Calool ololka: Cunista muusku waxa ay ka ciyaartaa door weyn isbadelka heerka acid ka, taas oo keenta xanuunka/laxowga.
Bananas are a natural antacid, providing relief from acid reflux, heartburn, and GERD.
2-Dhiig-karka: Daraasad ay sameeysay Kasturba Medical University oo India kutaala ayaa daaha ka fayday in cunista 2 xabadood oo muus maalin kasta muddo todobaad ah ay kaa caawin karto hoos u dhiga heerka cadaadiska dhiiga 10% maxaa yeelay waxa uu hodan ku yahay maadada potassium ka, taas oo ka caawisa hoos u dhigista cadaadiska dhiigga iyo wanaajinta shaqooyinka wadnaha.
High in potassium and low in salt, bananas are officially recognized by the FDA as being able to lower blood pressure and protect against heart attack and stroke.

3-Tamar darada: Sababtoo ah in muuska ay ku jiraan vitaminada C, B6 iyo B9 iyo macdanta potassium, magnesium, naxaasta iyo birta iyo carbohydrates ka,waxa uu jidhka siinaya tiro badan oo nafaqooyinka uu u baahan yahay ah si uu si fiican ugu shaqeeyo.
Eat two bananas before a strenuous workout to pack an energy punch and sustain your blood sugar.
4-Dhiig-yarida: Muuska waa mid ka mid ah cuntada ugu waxtarka badan ee lagula dagaalamo dhiig-la’aanta (anemia) maxaa yeelay waxa uu hodan ku ah birta,sidaa daraadeed waxa uu kordhiyaa soo saarka maadada hemoglobin waxana uu xoojiya qulqulka dhiigga.
5-Nabarada: Muuska ayaa waxa loo arkaa in uu yahy il muhiim ah oo ka hortagta bakteeriyada, iyo kartida uu u leeyahay in uu yareeyo heerka acid ka ee caloosha taasoo ka dhigaysa in uu qabto kaalin raad leh ee xoojinta gidaarada/darbiyada caloosha iyo yareeynta bararka.
6-Niyad-jabka/ murugada: Muuska ayaa waxa loo arkaa in uu hodan ku yahay maaddada (Balthriptovan) taasoo daaweeynta niyad-jabka wax ku ool u ah,waana protein ka jidhku u badilo serotonin oo ah hormon ka raaxada iyo hurdada,sido kale muuska waxa uu kaa caawiyaa la dagaalanka niyad-jabka iyo isbadbadilka niyadda.
7-Mudada caadada:Muusku waxa uu ka caawiyaa wanaajinta niyaddooda iyo xasiloonida haweenka caadada leh ama kujira mudada dhiiga. Cunista muuska bislaaday oo hodan ku ah vitamin B6 waxa uu ka caawiyaa haweenka deggenaanshaha mudadan bisha ah.
8-Heerka-kuleeylka ee jidhka: Muuska ayaa waxa loo arkaa in uu yahay khudrad firfircooni galin leh taasoo ka caawisa hoos u dhiga heerka-kuleeylka jidhka. Waxa muuska lagu tilmaamay in haweenaydu inta ay uurka leedahay iyo mudada dhalmo-dayska menopause uu ka habeeyo is baddilada heerka kuleeylka ee jidhka ku jira iyo in uu yareeyo dareenka gubashada ah.
Eating a banana can lower the body temperature and cool you during a fever or on a hot day.

Qalinkii CABDI CAWIYE
shaywaal12@gmail.com
+ 252634115877

Africa and Us: common perspective challenges in the light of the forecasts by the Economic Outlook 2016

Afhayeenka Dan Iyo Duco Oo Dhaliilo badan U Soo Jeediyay Maxamed Kaahin


Laba diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca oo duqayn u gaystay dad xoolo dhaqato ah gobolka Oodweyne iyo mooganaanta xukumadda Siilaanyo

$
0
0

Oodweyne,(Qaran-news)-Shalay barqadii ayaa laba diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca oo siday ciidamo Maraykan ah sida ay sheegeen dad xog ogaal ah iyo masuuliyiin ka tirsan gobolka Daadmadheedh ee Oodweyne ayaa raasaas ku soo riday dad xoolo dhaqato oo ku sugan Baliga reer Cilmiga ee gobolka Daadmadheed ee Oodweyne rasaastani ayaa ka danbaysay markii diyaardahaasi ay dad xoolo dhaqato ah oo deegaankaasi degani ay khaatiyaan ka istaageen diyaardahaasi oo xoolaha ka didiya sidii ay sheegeen dad goobtaasi ku sugani isla markaasina ay rasaasta ka dhacda qoriga AK47- taasi oo diyaaradahaasina ay ugu soo jawaabeen rasaas iska caabin ah taasi oo aan gaysanin wax khasaare ah.

Diyaaradahani ayaa goobtaasi oo ka tirsan gobolka Daad’madheedh mar walba soo dul mara oo ay marin u tahay, waxana ay masuul gobolka Daadmadheedh ka tirsani noo xaqiijiyeen in markani ayna ahayn markii kowaad ee ay arintani dhacdo hase ahaatee 4 bilood ka horna arinkani oo kale uu dhacay oo ciidmadaasi iyo reermiyigu ay is rasaaseeyeen marnba wax khasaare ahi kama dhacin, mar aanu masuuliyiintaasi waydiinay xaga ay diyaaradahani ka soo kacayaan ayaa sheegay in diyaaradahani ka soo kacaan markab weyn oo yaala biyaha dalka Jabuutiisla markaasina la filaayo in ay diyaaradahaasi u sii gubaan dalka Somaliya.

Xukumadda Somaliland ayaan arintani ka hadal marnaba, lamana hubo in diyaardahaasi ay ogolaansho u haystaan in ay duulimaadyada noocaasi ay dalka Somaliland ku dhex sameeyaan lamana garan karo in ay xukumaddu dalalka leh diyaaradahani ay heshiis kula jirto iyo in kale, hase ahaatee mar aanu la xidhiidhanay wasaarada arimaha gudaha way noo suurto gali wayday hase ahaatee waxa jira in hada arimahaasi ay gacan buuxda baadhitaankeeda ay gacanta ku hayaan ciidanka booliska ee Oodweyne oo la sheegay in ay hada ka diyaarinayaan warbixin buuxda sidii ay wax u dhaceen oo ay goobtaasi booqdeen.

Gobolka Daad’madheedh ee Oodweyne ayaa dhaca badhtamaha Somaliland waxana ka jirta nabadgalyo taam ah , waana gobolka ugu xoolaha badan gobolada Somaliland iyada oo dadka dgobolkaasi ay aad u dhaqadaan geela.adhiga iyo lo’daba, waxana si buuxda gacanta ugu haysa xukumadda Somaliland iyada oo magaalooyinka iyo tuulooyinka gobolkaasiba ay ku seexdaan kuna soo toosaan nabada ka jirta Somaliland inkasta oo gobolkaasi uu aad uga danbeeyo gobolada kale ee Somaliland gaar ahaan xaga adeega arimaha bulshada iyada oo badhisaabkii gobolkaasina aanu in mudo ah xafiiskiisa ka soo xaadirin oo uu iskaga suganyahay caasimada Somaliland oo uu ku noolyahay,

It is President Donald Trump, believe it!

Xisbiga Waddani oo mawqif adag ka istaagay shirka garabka Faysal Cali Waraabe soona qufay ceebaha iyo taariikhda xun ee uu Faysal Cali Waraabe dalka ku leeyahay iyo kaalintii UFO Daawo

Africa Finance & Investment Forum 2017 to take place in Nairobi, Kenya for the first time

$
0
0

PRESS RELEASE

An expected 300 participants will converge in Nairobi, bringing together entrepreneurs, investors, financiers, market specialists, government representatives and policy makers working towards Africa’s growth and development
BRUSSELS, Belgium, November 10, 2016/ — This year’s Africa Finance & Investment Forum (AFIF) (http://APO.af/EjovGX) will focus on “Entrepreneurship and Innovation for Growth” and will be held for the first time in the vibrant city of Nairobi, Kenya, hosted by the Strathmore University, taking place from 15th -16th February 2017.

In line with growing regional and international trends, this year’s edition of AFIF will focus on entrepreneurship and innovation and access to finance in key sectors such as energy, water, ICT, health and agriculture.

Participants will be able to experience a 360° event, which includes an exclusive training for entrepreneurs, a dynamic market place, tailor-made B2B meetings (for all participants, speakers and partners using EMRC matchmaking programme) and the EMRC-Rabobank Entrepreneurship Award (http://APO.af/l7s2wQ) to celebrate innovation and excellence.

An expected 300 participants will converge in Nairobi, bringing together entrepreneurs, investors, financiers, market specialists, government representatives and policy makers working towards Africa’s growth and development.

“At EMRC we believe that SMEs are the key drivers for growth: In developed regions they are responsible for over 50% of GDP and over 60% of employment and economies across Sub Saharan Africa follow a similar model,” explains Inês Bastos, Senior Project Manager at EMRC and heading AFIF 2017. “To encourage SME growth in Africa, AFIF offers an interactive platform for the entrepreneurs making a difference, for the financiers already investing in Africa, as well as for the larger financial institutions and enterprises interested in accessing this growing market segment.”

This belief will be highlighted during the EMRC-Rabobank Entrepreneurship Award (http://APO.af/l7s2wQ), which will showcase innovative projects happening in Africa and offer investors an opportunity to get to know about solid and growing business from across the continent.

To further encourage strong and active business meetings, that will take place during allocated times and also informally, EMRC will organise a pre-conference training on “A Road-map for Entrepreneurship Growth” (13th -14th February 2017). The training is addressed exclusively to AFIF 2017 participants and will be divided in two linguistic groups (English and French).

The international media will also be present to highlight these projects and to give the opportunity to speakers and partners to gain local, regional and international visibility. The African Press Organisation will be the forum’s African News Wire, providing extensive coverage and visibility.

Distributed by APO on behalf of EMRC.

UN Experts criticize Kenya Police for Excessive Use of Force against Peaceful Protesters

$
0
0

The demonstrators were protesting against alleged government corruption when police used teargas and batons to disperse them
A group of UN human rights experts* has condemned a violent clampdown on a peaceful protest in the Kenyan capital, Nairobi, while urging the authorities to investigate claims of excessive use of force and arbitrary arrest – both against demonstrators and journalists – and to hold all perpetrators accountable. The demonstrators were protesting against alleged government corruption when police used teargas and batons to disperse them. A number of people are reported to have been injured or detained during the incident on 3 November. “Interference with the right to freedom of peaceful assembly is inexcusable at any time, but it… Read more
SOURCE
United Nations Office at Geneva (UNOG)

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>