Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

Daawo:Suldaan aad u taageera Xisbiga Kulmiye oo Sida Fiinta uga qayliyey Heshiiskii sadexda Xisbi gaadheen & Go’aamadii ka soo baxay


Daawo:Xisbiga Waddani oo ka hadlay Mashruuca Laydhka Berbera

Taliyaha Guud ee Ciidamada Milateriga Somalia oo ka badbaadey Qarax ismiidamina oo lala eegtay+Khasaarha uu geystay & Siday wax u dhaceen+Sawiro

$
0
0
Taliyaha Guud ee Ciidamada Milateriga Somalia oo ka badbaadey Qarax ismiidamina oo lala eegtay+Khasaarha uu geystay & Siday wax u dhaceen+Sawiro

 Kolonyo uu la socday taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho, hase yeeshee taliyaha ayaa ka badbaaday.

Qaraxa oo ahaa mid xooggan isla markaasna loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa  wuxuu ka dhacay inta u dhaxeyso Isgoyska Tarabuunka iyo Isbitaalka Xooggan ee Degmada Hodan.

Wararka la helayo ayaa waxay intaas ku darayaan in gaari nooca loo yaqaano saaruf oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala eegtay gaadiidka uu watay taliyaha, hase yeeshee ka hor weerarka ay ciidamada rasaas ku fureen gaariga taas oo keentay in uu qarxo.

Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in taliyuhu uu nabadqabo.. Si kastaba, qaraxan ayaa la sheegay inuu khasaare gaarsiiyey gaari ay la socdeen ciidamo ilaalo u ahaa taliyaha ciidnaka xoogga.

Inta la xaqiijiyay qaraxaasi ayaa waxaa ku dhintay qofkii waday gaariga laga soo buuxiyay waxyaabah qarxa iyo haweenay goobta mareysay, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Hay’adaha Amniga Soomaaliya.

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta dowladda qaraxa kadib ayaa xaqiijiyay in bartilmaameedkoodu ahaa in ay isaga khaarijiyaan balse ciidamada Ilaalada u ah oo aad u foojignaa ay ka hortageen.

  

The Djibouti Near Miss And The New Taiwan Connection

$
0
0

On 14th June 2020 Somaliland and Somalia met in Djibouti for a four-day summit. The summit, the first serious one since the two sides started talking in 2012 in London, stirred up so much social media frenzy about its gamut and about whose initiative it was to bring the two sides together. The Americans, the Ethiopians and the Djiboutians were quickly identified as the midwives. But why this trio?

Somalilanders are forever suspicious of outsider motives ––and for a good reason. Not only that foreign intervention seldom brings fortune, but also the fact that states by definition look after their own interest does not sit well with missionaries repudiating Somalilanders. Wild speculations have it that each of the trio was chasing their own interest. For the American Ambassador Donald Yamamoto the talks offered an opportunity to enhance diplomatic ambitions and for his country to strengthen her foothold in the Horn. For the ambitious Ethiopian young prime minster Abiy Ahmed, inspired by his recent bagging of Nobel Prize, to double his accolades by becoming the one who succeeded in bringing Hargeisa and Mogadishu back together again and to bolster his country’s economic ambitions. For the Djiboutian strong man, Ismail O. Guelleh, struggling with local uprising against his ageing regime, the talks offered an opportunity to remain politically relevant; for the outgoing Somalia’s Mohamed Abdillahi Mohamed (Farmaajo) a chance to use these talks to extend his tenure and probably win a second term in the next presidential selection and; for Somaliland’s Muse Bihi Abdi (MBA) a chance to flex his muscles. In short, the summit took place in the midst of these intriguingly competing interests.

Speculations aside, the reality is that since Somalia came under the leadership of Farmaajo, interest for the talks simply dried up. Farmaajo tried to achieve his country’s mission of bringing Hargeisa back under Mogadishu rule by reversing all earlier agreements thereby reducing Somaliland to a regional entity and by pursuing a policy of unsettling community relations in Somaliland. His move may not be entirely new. Propped up with international handouts and kept alive by foreign forces, his country has always been failingly wishing to dictate the terms of the talks and to subjugate Somaliland into submission. One may remember Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development writing to international donors instructing them to cease special arrangements with Somaliland and the Somalian parliament trying to block a rare DP World investment opportunity in the Berbera seaport.

However, pressure from the trio has arguably this time forced Somalia’s Farmaajo to agree plodding to the table, but like his predecessors, serious about it was he not or worst yet prepared. He attended with an empty portfolio, pretending to worry about the people of Somaliland and drawing on the “Somalinnimo” narratives he started in his short stilted talk to preach MBA of the benefits of re-unification but wasted much of his slot thanking “brother Ismail O. Geulleh” for bringing together “Somali brothers to work out their differences”.

Despite apparent frivolousness of the talks, Somaliland too turned up, but did so with intent. An incentive for the move was that the international convenors auspicing the loggerhead would tame if Somalia does not play by the rules. Critics in Somaliland remained skeptical of the expediency of the rendezvous, but things changed when MBA delivered a stellar speech laying out the incontestable legal, historical and institutional grounds for Somaliland’s sovereignty. Explaining how the two sides got where they are now, MBA rested on the illegality of the defunct union, leaned on the genocidal acts against the people of Somaliland, on the ongoing sabotage of economic recovery, on the politicisation of humanitarian assistance and sped off by listing the catalogue of unfulfilled promises Somalia made since 2012 in a speech he enjoyed delivering and then left the judgement to the conveners.

The summit offered Somaliland an opportunity to open up for discussion the 1960 dubious failed union, a subject Somalia has forever been eschewing. Farmaajo’s team was already on the back foot, but the knot tightened further on his men for lacklustre attitude towards the talks when in an apparent attempt to derail the proceedings of the talks, they tabled trivial points undermining Somaliland’s sovereignty and the summit almost collapsed. It was a deadlock to be rescued by Djibouti at the eleventh hour to save face for everyone, well except for Somaliland.

The organisers may have planned to pave the way for eventually a favourable outcome for Somalia, but it was Somaliland, capitalising on the opportunity, that has, piercing into their psyche of the convenors with undisputed history, has turned a new page. Nodding and note taking American Ambassador under the tutorship of Dr Edna Adam fed the pedant populations of Somaliland with much needed pride. The contrasting photos of the Somalian delegate returning home under the cover of darkness and Somaliland’s delegate receiving a hero welcome in broad day light speaks volumes. As former Somaliland vice president Ahmed Yussuf Yasin has tellingly observed the welcoming crowd braving the Covid-19 risks were sending multiple messages to their president, to the leaders of Somalia, Djibouti and Ethiopia and to the Americans and beyond: to show the world that MBA only represents them in a two state solution scenario and to express their unwavering support for anyone championing their aspirations.

President MBA showed in his speech so much charisma that made President Farmaajo look so sloppy that Somaliweyn pundits struggled to hide their frustration with the ineptness of “Somalinnimo” sentiments. Some even went so far as to suggest the summit was not meant to bring the two sides closer but to humiliate the very Somaliweyn ideal.

However, there were blind alleys to the talks. Suspicion arose when a few days later, Djibouti had unconventionally issued a ghost communique suggesting that Somaliland had in the end agreed on two very contentious points, one pertaining to cultural exchange with Somalia and the other to co-management of the Somaliland airspace. The suspicion was further inflamed when Somaliland’s Foreign Minister, Yasin Haji Mohamoud, suggested the communique contained a misprint, Edna Adam tried to play it down, but MBA alluded to Somaliland making a concession on the contentious cultural exchange point but with attached conditions.

The president took the risk of taking off the edge of his rising popularity when he tried to explain away the mess that it was a question of semantics. Much to the relief of anxious Somalilanders, the confusion was cleared following the announcement of Somaliland exchanging diplomatic missions with the China Republic of Taiwan. With the news that Somaliland has indeed turned the page, Farmaajo wasted no time. He immediately summoned the mainland Chinese Ambassador in Mogadishu to his fortified office. According to his office’s communique the two discussed the territorial integrity of their countries being infringed by Taiwan and Somaliland. To the talk’s critics, Farmaajo’s move was nothing but a knee jerk reaction indicating Somalia was not seeking a dialogue but control over Somaliland and wanted the trio (now plus the Chinese) to help her rescue her shipwrecked expansionist agenda. In any case, the new Taiwan connection has certainly dispelled any pretensions that under the sway of the summit Somaliland’s resolve may have weakened. The nodding and note-taking Americans are now suddenly welcoming the new Taipei-Hargeisa connection

Kumuu ahaa Taliye Bedel oo dhawaan shil gaadhi ku dhintay?

$
0
0


Kumuu ahaa Taliye Bedel

Marxuum Gaashaanle Bedel Xasan wuxuu ka mid ahaa dhalinyaraddii Hargaysa ku dhalatay lixdamaadkii kuna barbaartay’waxaanu kasoo jeedey qoys caana oo aad loogga yaqaano Magaaladda Hargaysa iyo nawaaxigeedda .
Bedel aabihii Xasan Qayl wuxuu ahaan jirey odayaashii xoolaha nool dhoofin jirey ( adhiilayaasha) adeerkii cabdi dheerana wuxuu ahaa odayaashii Hargaysa ku lahaa huteeladda waagii danbena caan u ahaa Hoteelkii cabdi dheere ee ku yaalay xaafadda Siiney ee Magaaladda Mogdisho .
Waagii ay magaaladda Hargaysa ka dhaceen dagaaladii u dhaxeeyey snm iyo taliskii M S Barre , Bedel wuxuu ka mid ahaa dhalinyaradii ku biirtay jabhadii snm , waxaanu ka mid noqday guutadii 12aad ee ka hawl-geli jirtay inta badan wadada Hargaysa iyo Berbera .
1990 markii la aasaasay guutadii horseedka u noqotay xoraynta wadanka ee Koodbuur Berbera ilaa Lawya-caddo , Bedel wuxuu ka mid noqday 150 askari oo ka mid ahaa guutadii 12aad oo ka qayb noqday guutadii Koodbuur , Guutadaas oo ka koobnayd guutooyinkii 10aad ( sancaani) 3aad iyo 12aad , waxaanu markiiba ka mid noqday dhalinyaradii noqotay saraakiisha ee guutadii koodbuur .
Waagaasna Bedel wuxuu ka qayb galay hawl-galadii xoraynta Bali-gudbadle , Mashruuca wajaale , Berbera , Lughaya , Bariisle iyo ugu dambayn Saylac iyo xuduudka Djabouti .
Mudadii ay socotay dib u dhiska wadanku ee meel walba ay joogeen jabhadiihii loo bixiyey daydaygu , Bedel wuxuu ka mid ahaa odayaashii jabhadaha iyo bulshadda u dhaxayn jirey ee marwalba xalin jirey dhibka ka dhex dhaca jabhadaha dhexdooda iyo dadka iyo jabhadaha waagaas ayaanan maqlay magaciisa markii iigu horaysay .
25 sanadood ee u danbeeyey noloshiisa marxuumku wuxuu ka mid ahaa saraakiisha ciidanka booliska , gaar ahaan ka hawl-gasha magaalada Hargaysa , waxaanu Taliye ka noqday inta badan sal-dhigyadda magaaladda Hargaysa intooda badan .
Mudooyinkaa uu ahaa Taliyaha oo aanu si toosa uga wada shaqaynaynay dacwadaha ciqaabta ah , marar badana aan suaalo ku waydiiyey maxkamadda horteedda , waxaan qirayaa in aanan waligay arkin cid ninkaa ka cabanaysa haday tahay maxaabiista , looyaradda ama bulshadda , waxaanu ahaa nin edeb badan , afgaaban oo sharciga iyo cadaalada inta badan ku adag.
Dhiiranaan badan oo uu u dhashay iyo daacadnimadiisa laggu yaqaanay awgeed mar walba waxaa loo bedeli jirey saldhiga ugu rabshadaha badan ama rabshuduhu ka jiraan , waanu xalin jirey , waxaanu marar badan u mutaystay amaan bulsho oo balaadhan iyo bogaadin .
Dhinaca kale , marxuumka oo aan marar badan suaalo waydiiyey isagoo markhaati ahaan loo horkeeney maxkamadda waxaan ku arkay daacadnimo iyo run sheegid , wuxuu ahaa nin aan cidna ku gefin , waxba buunbuuninin wax walba inta uu ogyahay ka sheega oo aan ka waabanin runta , sidaana waxaan u leeyahay waxaanu isla soo maray dacwadi badan oo culayskooda lahaa .
Waxyaabaha gaarka ah ee aan hoosta ka xariiqayana waxaa ka mid ahaa habeen habeenada ka midda ayaa waxaa ii yimi wiil baasaboor lagga iibiyey oo hadana la dhacay , ka dibna waxaanu ashtako ugu tagnay marxuumka oo joogey saldhiga New Hargaysa oo aan ahayn halka falkaasi ka dhacay hassa yeeshee aad ugu dhaw waxbana aan u jirin , marxuumku baadhis dheer oo uu markiiba kiiskii ku sameeyey wuxuu noogu jawaabay ” orda oo ka dacwooda saldhiga u dhaw meesha falku ka dhacay , meel walba boolis somaliland ah iyo saraakiil somaliland ah baa joogee ”.
Si kastaba ahaatee geeriddu waa xaq , qof walibana waa geeriyoon doonaa , hassa yeeshee geeridda ayaa kala duwan , Bedela wuxuu geeriyooday isagoo gutay waajibkii Qarankiisa ka saaraa oo waliba si sharfle u gutay , waxaana la joogii xiligii Qaranku gudan lahaa waajibka ka saaran daryeelka xaaska iyo caruurta marxuumku ka tagay .

Ahmed Nur Gurije

Gudoomiye Cirro oo xil sare u magacaabay mid ka mida Kaadiriinta Xisbiga Waddani….

Ciidamada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dil Ka Geystay Gobolka Sanaag

$
0
0

Ciidamada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dil Ka Geystay Gobolka Sanaag

Ciidamada ammaanka Somaliland, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta howl-gal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen nin hubeysan oo dhowaan dil ka geystay deegaanka Fadhi-Gaab oo ka tirsan gobolka Sanaag.

Ciidamada ayaa ninkaasi oo si aad loo doon-doonayey maalmihii u dambeeyey ku xidhay xabsi ku yaalla degmada Ceel-Afweyn ee gobolkaasi.

Dilka uu geystay ninka gacanta lagu dhigay ayaa sababay xiisad colaadeed oo u dhexeyso labo beelood oo maalmahan ka taagneyd halkaasi.

Sidoo kale waxaa Ceel-Afweyn haatan ka socda dadaallo nabadeed oo la doonayo in lagu qaboojiyo dagaal beeleedyada iyo xiisadaha ka taagan gobolka Sanaag.

Dhowan ayey aheyd markii ay Somaliland ciidamo dheeraad ah ay dhigtay gobolkaasi, kuwaas oo loogu tala-galay inay kala dhex-galaan maleeshiyaadka dagaalamaya

Haweeney Cusbitaal ku dhex guursatay ninkii ay jeclayd oo dhaawacan

$
0
0

Haweeney Cusbitaal ku dhex guursatay ninkii ay jeclayd oo dhaawacan

Aroos
Arooska ka dhacay cisbitaalka

Lamaane da’ yar oo ku nool magaalada Kirundo ee waqooyiga Burundi ayaa dad badan ka yaabiyay kadib markii ay aroos dhigteen inkastoo caruuska uu maalmo ka hor galay shil khatar ah oo cisbitaal lala jiifiyay.

Charlotte Mukantwari iyo Gabin Ndayizigiye ayaa isku guursaday cisbitaalka ninkaasi lagu dabiibayo kadib markii ay mooto la dhacday 30-kii June.

Haweeneyda ayaa cisbitaalka kula jirtay ninkaasi haasaawaha kala dhaxeeyay, waxaana qorshuhu ahaa inay aqal galaan 4-tii bishan July, iyagoona go’aansaday inay xafladda arooska u dhigtaan sidii ay ku ballameen.

Mukantwari ayaa cisbitaalka la timid dharka arooska iyo baadarigii meherin lahaa, waxaana xafladda ka qeybgalay dad kooban.

“Muddo badan ayaa sugayay maalintan. Dhibka ku dhacay Ndayizigiye ayaa ahaa fal sheydaan. Ma qiyaasi karo sida ay noolasheyda noqon lahayd haddii aanu arooska dhici lahayn,” ayay Mukantwari u sheegtay BBC laanta Gahuza.

Dadka deegaanka oo layaaban go’aanka lamaanaha ayaa ku soo xoomay dhismaha cisbitaalka si ay u daawadaan xafladda arooska.

Mr Ndayizigiye ayaa sheegay inuu aad ula dhacay go’aanka ay xaaskiisa ka qaadatay arooskooda, iyada oo aan hubin in mar dambe uu lugihiisa ku socon doono.

Caruuska ayaa si kooban uga qeyb qaatay xafladda arooska, kadibna waxaa lagu celiyay sariirtiisa cisbitaalka.


Daawo:Ayaan Xirsi Cali oo weerar Afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar

$
0
0

Ayaan Xirsi Cali oo weerar Afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar

 Ayaan Xirsi Cali oo asalkeedu  Soomaali  yahay, kana baxday diinta Islaamka, ayaa weerar ku qaaday islamarkaana cambaareysay hadal ka soo yeedhay Ilhaan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka.

Ilhaan ayaa shalay goob fagaare ah ka  sheegtay in hannaanka siyaasadda  iyo kan dhaqaale ee Mareykanka u baahan yahay wax ka beddel, sababtana waxay ku sheegtay in ay dad gaar ku intifaacayaan, kuwa laga faa’iidayana aan wax mudnaan ah la siinayn, si ay taasi meesha uga baxdo Ilhaan waxay ku baaqday in wax laga beddelo nidaamkaas.

“Nidaamka dhaqaale iyo kan siyaasadeed ee Mareykanka ma ahan mid cadaaalad samaynaya,  wuxuu mudnaanta siiyaan kuwa gaar ah,  wax shaqo ah kuma laha qofka faa’iidaya iyo kan laga faa’iidayo wuxuu u baahan yahay wax ka beddel” ayeey tidhi Ilhaan Cumar.

Ayaan Xirsi ayaa naqdisay hadalka  Ilhaan, waxaanna waraysi ay siisay Fox News ku sheegtay in Ilhaan oo ka mid ah wakiilada sharci dejinta Maraykanka in hadal noocaas ah uu ka soo yeedho ay  la yaab ku noqotay, waxaanna ay difaacday in nidaamka Mareykanka aanu u baahnayn in wax laga beddelo sida ay sheegtay Ilhaan, ee uu yahay mid damaanad qaadaya xorriyadda sinaanta iyo cadaaladda.

“Maxay ugu soo qaxday Muqdisho.? Maxay uga soo qaxday dowlad la’aan iyo fowdo.? Maxay kaga soo qaxday dulmi, oo ay Maraykanka u timid, haddana ay i doonaysaa in ay Minnesotta aad u beddesho Muqdisho” Ayeey tidhi Ayaan Xirsi.

Dooddan cusub ee u dhexeysa labada gabdhood ee Soomaalida ah, ayaa waxaa Durbaankeeda si wayn u gaaracaya qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka, gaar ahaa kuwa siyaasadda midigta  waana arrin si gaar ah ay u farxad galineysa dhinacyo kala duwan oo ay colaad siyaasadeed  kala dhexeyso Ilhaan Cumar.

Kooxaha siyaasadda midigta iyo Yahuudda ee Mareykanka ayaa beegsanaya Ilhaan Cumar, waxaana hadda muuqata inay u adeegsanayaan gabadh kale oo Soomaali ah. Ilhaan ayaa cadaawad ku abuurtay siyaasaddeeda ku dhisan Yahuud naceybka.

Halkan ka daawo weerarka Ayaan Cali Xirsi ku qaaday Ilhan:-

Ayaan Hirsi Ali: America does not need a new revolution

Human rights activist, Ayaan Hirsi Ali, tells Dana Perino on ‘The Daily Briefing’ Americans need to confront the nation’s problems, not start a revolution.

Posted by The Daily Briefing on Friday, 10 July 2020

Daawo:Cuqaasha Beesha Ciidagale oo Ganafka ku dhuftay Eeddo Tunka loo saaray

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In La Iloobay Fanaan Maxamed BK iyo Ciyaartooy Siciid West

Mawduuca muranka badan dhaliyay

$
0
0

Marar badan waxaa dhacda in dheecaanada ninka ee jidhkiisu kale bataan, taasina ay keento xanuun la soo dersa, ama isu beddesho xanuun. Tusaale, xanuunka looyaqaano parkinson’s disease; waa xanuun gariira oo qofka la soo dersa marka ay dhintaan qayb kamid ah unugyada maskaxdiisu. Dheecaanka looyaqaano Dopamine waxa uu yaraadaa marka unugyada maskaxda qaar dhintaan. Waana sababta dheellitiran la’aanta dheecaanada jidhku inta badan u keenaan xanuun laga bogsan karo ama mid daawo la’aana.

Haddaba xanuunka looyaqaano “Irritable Male Syndrome”, waa xanuun la soo dersa da’aada u dhaxaysa 40 jir ilaa 60 jirka, labka loo yaqaano Cisgender; waa qofka ku dhasha labnimada ama isagoo leh xubnaha taranka ee labka sidaasna ku qaangaadha. Jirradani waxay labka u keentaa dheellitiran la’aanta dheecaanka “Cortisol” iyo dheecaanka “Testosterone”. Oo macnaheedu yahay waxaa bata xaddiga dheecaanka Cortisol waxaana yaraada xaddiga dheecaanka Testosterone ee jidhka labka. Xaaladaasna waxaa ka dhasha astaamahan; Cadho badan, kacsanaan joogto ah, maaxdumid, cadaawad arxan darro ah, muran xad dhaafa, cabsi, cabasho badan, murugo dheeriya iyo isku qanacsanaan la’aan oo idil ahaantood la soo dersa labka. Ku darsoo labkan aan soo sheegay waa labka jidhkiisa aan lagu samayn wax ka beddelis ama aan gadaal iska beddelin sidii uu ku dhashay.

Haddaba, saynisyahanada casriga ah, gaar ahaan, khubarada Baayoolajigu waxay aaminsanyihiin in xanuunkani si uun ugu eegyahay Meertada caadiga ah ee dheddigu maraan bishii hal mar. Marka loo eego is-beddelka nafsiyadeed. Dheddigu waxay maraan xilliga “Caadada” xaalad noloshooda ka mid ah oo looyaqaano “Premenstrual syndrome (PMS)” oo ah xaalad saamaysa dareenka dheddiga, caafimaadkooda jidheed iyo habkooda dhaqan maalmaha ay ku jiraan caadada.

Ugu danabayn, khubarada baayoolojigu waxay isla qirsanyihiin in astaamaha lagu garto xilliga ay dumarku ku jiraan “todobaadka Caadada” iyo marka labka ay la soo deristo dheellitiran la’aan ku yimaada dheecaanka Cortisol iyo Testosterone ay is shabbahaan. Daliilka ugu fiican ee saynisyahanadu labadan xaaladood ku kale farqinayaana waa in dheddigu leeyahay makaan, xuub ku dahaadhan, dhuun dheer oo ugxan-sidayaala, kiishka ugxan sidayaasha. Taas liddigeedana aanay labku lahayn.

Kaabash99@gmail.com
Sadam Osman Kaabash
Biomedical Scientist.

Daawo:Wasiir Siciid Sulub oo Dul-istaagey Cida ka danbaysa Colaadaha ka oogma Degaamada Ceel-afweyn+Khudbad xasaasiya oo uu ka jeediyey…..

Itoobiya oo bilowday buuxinta biyo xidheenka Webiga Niil+Sawiro lagu qaaday Satelite

$
0
0

Itoobiya oo bilowday buuxinta biyo xidheenka Webiga Niil+Sawiro lagu qaaday Satelite

Dowlada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay bilowday inay buuxiso biyo xireenka ay ka dhiseyso webga Nile, xili aan wali heshiis rasmi ah laga gaarin khilaaf ka dhashay buuxinta biyo xireenkaasi.

Sawiiro lagu qaaday satellite intii u dhaxeysay  27-kii bishii Juun iyo 12-ka bishan ayaa muujinayaa in dowlada Itoobiya bilowday in ay buuxiso biyo xireenka, waxa ayna sawirada sidoo kale muujiyeen biyo xireenka oo buux dhaafay,

Dowlada Itoobiya ayaana ka gaabsatay in ay ka hadasho sawiraddan cusub ee  lagu qaaday Sateliteka ee muujinaya in ay bilowday buuxinta biyo xireenka muranka abuuray ee ka dhiseyso wabiga Niil .

Warkan cusub ayaa soo baxaya xili guul daro shalay kusoo dhamaaday wadahadalo sadex geesood ah ay muranka biyo xireenka laga dhisayo wabiga niil ka yeesheen dowladaha Itoobiya, Masar iyo Sudan.

Dowlada Itoobiya ayaa horey u sheegtay in bishan ay buuxineyso biyo xireenka , waxaana Itoobiya biyo xireenkan kasoo galaya dhaqaale badan halka Masar ka cabsi qabto in biyo xireenka saameyn ku yeesho Wabiga Niil oo shacabka Masar noloshooda ku tiirsan tahay.

 

 

Xog:Xarunta Baarlamaanka Puntland oo la Xaraashayo+Sababta keentay oo la Ogaaday !! 

$
0
0

Xarunta Baarlamaanka Puntland oo la Xaraashayo+Sababta keentay oo la Ogaaday !!

 

Xildhibaanada Baarlaaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa intooda badan waxa ay ogolaadeen in la iibiyo Dhismaha xarunta ay hada ku shiraan oo kuyaala magaalada Garawe ee caasimada Puntland.

Gudoonka Baarlamaanka Puntland ayaa Xildhibaanada usoo gudbiyay qorshaha lagu iibinayo xaruntan oo ay sheegeen in aysan ku aalin goob istaraatiiji ah sidoo kale aan la isku haleyn karin amaankeeda maadaama goobo ganacsi ku dhaw yihiin.

Xildhibaanada ayaa ogolaaday in xarunta ay ku shiraan la xaraasho lana helo dhismo kale oo kuyaala goobo muhiim ah, waxaana jiray tiro Xldhibaano aad u yar oo kasoo horjeestay qorshahan lagu iibinayo xarunta Baarlamaanka Puntland.

 

Wali Gudoonka Baarlamaanka Puntland ma shaacin xiliga la iibinayo xaruntan iyo waliba qaabka suuqa loo geynayo, waxaan sidoo kale la ogeyn halka ay kusii shirayaan Xildhibaanada Puntland inta ay ka helayaan xarun kale oo rasmi ah.

Maamulka Puntland ayaa horey ganacsato uga iibiyay xarumo dowladeed gaar ahaan xaruntii Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo laga iibiyay shirkada Dahabshiil oo ka dhisatay mid kamid ah dhismooyinka ugu qurxoon Garawe.


Daawo:Ciidamada S/land ee Buhoodle oo digniin u diray Wasiiro ka yimi Puntland oo doonaya inay soo galaan Gudaha S/land

Daawo:Taliyaha Ciidanka Qaranka S/land oo ka hadlay Ujeedada Safar uu ku joogo Tukaraq+Digniin uu u diray wasiiro Puntland oo Buhoodle ku sugan

Galka Baarista: Yaa Masuul Ka Ah Dilka Shaqaalihii Mashruuca UNMAS?

Budhcad  u dhacday,Geleftayna Meel aan laga fileyn

$
0
0

Budhcad  u dhacday,Geleftayna Meel aan laga fileyn

 

Laba maalmood kadib markii ay dowladda Koonfur Afrika dib u soo celisay mamnuucidda khamriga si loo xakameeyo faafidda Fayraska Korona, ayaa tuugo waxa ay jabsatay dukaan cabitaankaasi lagu iibiyo oo ku yaal magaalada Cape Town.

“Waxa ay shubteen oo qaateen dhammaan khamrigii goobta yaallay,” ayuu yiri Mark Kallend oo ah milkiilaha dukaankaasi una warramay warbaahinta News24.

Mr Kallend ayaa sheegay in falkaasi uu muujinayo sida shacabka waddankaasi ay xaaladda ugu adag tahay.

Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo shacabka dalkiisa khudbad ujeediyay Axadii ayaa sheegay in mamnuucidda khamriga oo ah tii labaad ee sanadkan la soo rogay ay culayska ka yareynayso goobaha caafimaadka ee dalka.

In ka badan 40% xaaladaha dadka dhimirka ka xanuunsan ee dalkaasi oo tiro ahaan todobaadkii gaaraya 40,000 ayaa la sheegay inay yihiin kuwa khamriga ku dawaqa, taasoo culays gaar ah ku hayso hawlwadeennada caafimaadka ee la taacalaya cudurka safmarka ah.

Xisbiga ugu weyn mucaaradka dalkaasi, the Democratic Alliance, ayaa sheegay in dowladda ay mamnuucidda khamriga ku qarinayso guuldarrada ka haysata hirgelinta hannaan caafimaad oo dalka ku haboon.

Hogaamiyaha xisbiga Economic Freedom Fighters, Julius Malema, ayaa dhankiisa sheegay in Madaxweyne Ramaphosa uu ku fashilmay dhegaysiga talo loo jeediyay oo ahayd inuusan qaadin mamnuuciddii koobaad ee khamriga la saaray bishii March.

Koonfur Afrika ayaa hadda ah dalka uu saameynta ugu badan ku yeeshay Fayraska Korona marka laga hadlayo qaaradda Afrika, waxaana laga diiwaangeliyay in ka badan 275,000 oo kiis.

Tirada dadka cudurka ugu dhintay Koonfur Afrika ayaa ka badan 4,000 waxaana dowladdu saadaalinaysaa in tiradaasi ay gaari karto illaa 50,000 dhamaadka sanadkan.

Nuxurka Kulan dhexmaray Wakiilka Midowga Yurub ee Somalia & Xisbiyada Mucaaradka S/land

$
0
0

Guddoomiye Faysal iyo Annigu, waxa aan Gurigeyga ku qaabilnay maanta Danjiraha Midowga Yurub Mudane Nicholas Berlanga,…

Posted by Cabdiraxmaan Cirro on Tuesday, 14 July 2020

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>