Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Khiyamadda Wasiirka Arimaha Dibadda

$
0
0

Khiyamadda Wasiirka Arimaha Dibadda

Sida aynu arkaynay malmahaan inuu wasiirki arrimaha dibadda ku kacay khiyaamo qaran, taaso ah marku ka dhofayay garoonka berbera wuxuu shacab weynaha uu sheegay inuu u tagay kenya khilafka ka dhaxeyay somaliland iyo qaramada midoobay, laakin waxa cadaatay inuu ariintii badalay marku tagay nayroobi oo u ka qayb galay shir ay soo abaabushay xukuumadda somalia iyo kenya.

 

Shirkaas oo laga hadlayay horumarinta ganacsiga somalia , waxaana shirka gudoominyay wasiirka ganacsiga somalia iyo saafirkooda u fadhiya nayroobi !!, ariintas oo u shacabkii lama filaan ku noqotay marki ay arken wasiirkoodii arimaha dibadda  oo dhex fadhiya shirkaas !!, kaas oo aan lagaga hadal wax dan u ah somaliland .

Marka xukuumaddu shacbikeedi been ayay u sheegtay, waana arin hoos logu dhigay meqaamki somaliland oo lagu sawiryo inay tahay maamul somalia ka mid ah , hurdada ka kaca qaddiyadeeni waxa burburinaya wasiirka arimaha dibadda ee cidlada qarda jeexaya.

 

Waa fadeexaad qaran , marka maxa faysal loo leeyahay ha salamaamin xassan sheekh hadi wasiirki arimaha dibaddaba iska dhex fadhisanayo shirarka somalida loo qabanayo ceeb ceeb.

 

By Mukhtar Cilmi

Khadar2244@hotmail.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>