Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Shacabka soomaalilandow hurdada ka kaca‏

$
0
0

Shacabka soomaalilandow hurdada ka kaca‏

Wasiir ka arimaha dibada waa khaaimo wadan waa in ta uu maanta sameeyay aan lagu dayn ee lugula xisaab tamo.Xukuumadan kulmiye ee maanta dalka ka arimisaa maaha tii xilka loo igmaday looga seexan lahaa ,horaan xukuumada fiican uga soo seexanay xilkooga laakiin maanta xaalku waa saamalayl.

Dalkan ilaalintiisu waa mid waajib inagu wada ah,markay xukuumadani diiday inay mucaarad yeelato ee gaboose iyo xasan ciise codadkoodii dooxa lagu daray,waan filaynay inay tan iyo mid kadarani soo socoto,waan saalaadinaynay in indhehee noo furan been la inoo sheego,waan ka sugaynay xukuumadan kulmiye intay barlamaanka sadex sano ugu darto qayilaadana u badiso si haye uun afkooga u soo marto.

Shacabku ha is waydiiyo maanta mahaystaa qof codkooga ku hadla oo difaaca,dalkani maanta ma u joogaa masuul xilkii loodoortay heer dooladaadeed danaha dadkan iyo qadiyadooda ku difaaca ,jawaabtu waa maya,markaa yaad sugaysaan,

waa in aan kakacdaan oo aad wasiirka arimaha dibada mudaharaad lagag hortagaa markuu dalka yimaado,midkaa darane  ma kula tahay in wasiir maxamed c/laahi cumar qasbanaa oo xitaa is ciilkaanbinayay sida wajigiisa ka muuqatay,oo xilkaad waayi uun uu meesha u tagay ,waayo mahayno wax soomaaliland faa iido shirkaa uga soo baxay oo aan ka ahayn dahabshiil baa mashruucyo heshay.

Qadiyadii dadwaynaha ma waxay noqotay mid dan shakhsiyaad lacag raadis ah loo baabiiyo oo aan waliba uga aamusnaa,kuna sugnaa intuu maxaed mahashii been ahayd isku rarakibayo oo bbc laxidhiidhi doona.

Xaalka soomaaliland ay maanta marayso waa soo jeed ku dhamayso wakhtiga waayo meesha reer ku yaalo maanta way dugaag iyo dulinba badan tahay waa inaga iyo dadnimadeena sidaan qadiyadeena u difaacan lahayn..wabilaahi towfiiq …WAAA

 

 

Mustafe sulaymaan

(musaye_222@hotmail.com)

C/O

USA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>