Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Subject: Safiirka Turkiga ee yidhi Somali-weyn baannu dhisaynaa haday wasaarada arimaha dibadu cilaaqaadka u jari wayday ha is cailaan

$
0
0

Safiirka Turkiga u fadhiya Xamar lamuu gaban in uu yidhaa waxaannu dhisaynaa dowlad Somali weyn ah. Af-hayeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland Ahmed Yussuf Elmi na si baqtiya ayuu warbaahinta uuga leeyey bal waxaannu eegaynaa waxay dowlada Turkigu uuga jeedo hadalkaa ka sooyeedhay. Subxaan… Xukumada Silaanyo Somaliland si walba way u dishay. Oodweyne hareera heeda ayaa dayuurado mareykan ihi adhi jirta ku rusheynayaan. Taa macna heedu sow maaha dowlada ayaa maraykanka ku tidhi sidii Puntland argagixiso ayaa degen gobalka daad madheedh. Hadii Wasaarada arimaha dibadu aanay ka jawaabi karayn Safiiirka Turkriga oo aanay cilaaqaadka u jirayn taana macna heedu sow maaha Federaal bay dowlada Silaanyo soo wadaa. Shicibka hurda ha ogaado in ay si walba xukuumadu raali uuga tahay in Hargiesa laga xukumo Xamar.

Abdi Mustafe
Abmustafe123@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>