Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Laba xubnood oo ku jiray liiska Xubnihii Siilanyo u xushay Golihiisa Xukumada oo ku gacansaydhay

$
0
0
Laba xubnood oo ku jiray liiska Xubnihii Siilanyo u xushay Golihiisa Xukumada oo ku gacansaydhay Maxamed Axmed Tiinbaro oo ka mid ah kaadiriinta dhawaan ku biiray xisbiga Kulmiye oo  Madaxweyne Siilanyo u magacaabay Xilka Badhasaabka Hargeysa ayaa qawaday xilkaas. Halka Khadar Xaaji Yuusuf oo isna loo magacaabay  Wasiirka wasaarada dhaqanka & dalxiisku ka biyo diiday... Read more »

Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>