Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Daawo:Cadaani oo ka hadlay Oohinta & Guulwadeynta lagu suntay,Khaayina ku...

Daawo:Cadaani oo ka hadlay Oohinta & Guulwadeynta lagu suntay,Khaayina ku sheegay Ninkii Golaha wasiirada ku daray+Taageerada Beeshiisu u hayso Kulmiye

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-weyn:Raxan wasiiro oo ka tirsan Golaha xukumada Somaliland & Maareeyaha...

War-weyn:Raxan wasiiro oo ka tirsan Golaha xukumada Somaliland  & Maareeyaha Dekeda berbera oo ku sii qulqulaya  Dubai-UAE. Hargeisa-(Qaran-news)-Sida ilo-wareedyo  u dhuun daloola Qasriga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaashaan’buuraysi Qabiil Ee Qabsoomay 1954,2010+2011,2016 Gadhwadeen Kulmiye...

GAASHAANBUUREYSI QABIIL EE QABSOOMAY 1954 , 2010,,2016 + 2011, 2016 GADHWADEEN KULMIYE SOMALILAND. SOMALILAND WAXAY SOO MARTAY MARXALADO KALA DUWAN LAGA BILAABO DAGAALKII QADHAADHNAA EE 1977KII...

View Article

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Maroodi-jeex Siciid Bustaale oo si...

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Maroodi-jeex Siciid Bustaale oo si Kuluul u Cambaareeyey Xadhiga xaqdarada ah ee lagula kacay Siyaasi Muniir, kana Hadlay Is-hortaagii Ciidamada Boolisku kula...

View Article

Muuse Biixi maxaa Abdaal iyo Berbera ka qabsaday wuu qarsanayaa? by Abdi Mustafe

Muse Biixi oo Berbera kaga baxay taageero la’an ayaa lacag ku bixiyey in tuulada Abdaal ee Berbera u dhow xaflad loogu qabto si xumadu uuga degto. Xafladii laba garab bay u kala jabtay oo midna...

View Article


Madaxweynaha ku meelgaadhka ah ee Somaliland oo isku shandhayn ku sameeyay...

Hargeysa,(Qaran-news)-Madaxweynaha ku meelgaadhka ah ee Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa caawa isku shandhayn ku sameeyay xukumadiisa, taasi oo ayaamahanba la filaayay waxana qoraal uu ku saxeexanyahay...

View Article

Muniir Axmed Cigaal xorriyadiisa ha helo:+ Xabsi kuma cabiidsamo halyey laba...

Xukun-qarqoosh kasta marka uu dumayo waxa lagu gartaa oo astaan u ah waxa uu ku tagrifalaa awoodda qaranka isagoo ka tallaabsanaya xeerarka iyo sharciyadda dadlka oo ah xakamaha kala badbaadiya...

View Article

Wakiilkii cusubaa ee dalka Jabuuti loo magcaabay oo xilkaasi diiday.

Hargeysa,(Qaran-news)-Agaasimihii guud ee maamulka wasaarada arimaha gudaha,gobolada iyo dawladaha hoose mudane Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed Guuleed, oo uu caawa madaxweyne Siilaanyo u magcaabay...

View Article


Laba xubnood oo ku jiray liiska Xubnihii Siilanyo u xushay Golihiisa Xukumada...

Laba xubnood oo ku jiray liiska Xubnihii Siilanyo u xushay Golihiisa Xukumada oo ku gacansaydhay Maxamed Axmed Tiinbaro oo ka mid ah kaadiriinta dhawaan ku biiray xisbiga Kulmiye oo  Madaxweyne...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani oo xil cusub magacaabay

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani oo xil cusub magacaabay

View Article

War-weyn:Daawo Xoghayihii Guud ee Xisbiga UCID Googooye oo...

War-weyn:Daawo Xoghayihii Guud ee Xisbiga UCID Googooye oo iscasilay,Xisbigiina ka baxay, F.C.waraabena ku hurgufay Dhaliilo culculus

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxba kama jiraan xulafaysiga reer Axmed Habarawal iyo Udo-rixmiin Habarjeclo...

WAXBA KAMA JIRAAN XULAFAYSIGA REER AXMED “HA “ IYO “UDO-RAXIIN” H.J EE ZAM-ZAM SHEEGTAY . DIB U JALEEC TAARIIKHDA SUGAN. Dadwaynahu wuxuu la dawakhay xulafaysiga Marwo Zam-zam sheegtay ee dhexmaray...

View Article

Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Kalluumaysiga Oo Iska Casilay Xilkii Xalay...

Hargeysa,(Qaran-news)-Wasiir Ku Xigeenkii Xalay loo magacaabay Wasaaradda Kalluumaysiga Mudane Cabdiqaadir Maxamuud Dhago-wayne, ayaa goor dhawayd sheegay in aanu qaban Karin xilka uu xalay u...

View Article


Xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani oo ka warbixiyay habkii qoryaha loogu...

Hargeysa (Qaran-news)-Xogahayaha cadaalada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Barkahad Jaamac ayaa sheegay in uu goob-joog ka ahaa falkii foosha xumaa ee ay askarta saldhiga dhexe ee magalaada...

View Article

Wakiilka cusub ee Somaliland u soo magacwday dalka UK- Oo Hambalyo loo diraayo

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay aad ugu faraxsantahay, soona dhawaynaysaa magacabista Marwo/ Ayaan Cashuur loo magacaabay xilka Wakiilka Somaliland UK. Waanu hobnaa inay amaanadaa u gudandoonto...

View Article


Qurba-jooga Beesha Abokor Ciise/Ciise Muuse oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeyey

Qurba-jooga Beesha Abokor Ciise/Ciise Muuse oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeyey In Wasiirka Beeshaasi Xaqa u La hayd ee Xukuumadihii dalka soo Maray sii Jireen Aanay 7-Sanadood Ka Haynin Iyo...

View Article

Dhallinyarada Hargeysa/Sallaxley Oo Booliska Ku Cambaareeyay Xadhigga...

Annaga oo ah dhallinyarada ka soo jeedda bariga, badhtamaha iyo koonfurta Hargeysa, waxa aanu si xooggan u cambaaraynnaynnaa tacaddi iyo xadhig joogto ah oo ay ciidanku boolisku laba jeer kula kaceen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiye Cirro Dhammbaal Tacsi Ah U Diray Siyaasi Weyn Oo Hargeysa Ku...

Tacsida: Guddoomiye Cirro IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xukuumadda shacabkeedii soo doortay qancin kari wayday, sidee ayay...

“Xukuumadda shacabkeedii soo doortay qancin kari wayday, sidee ayay qarannimadeena  ugu qancin kartaa bulshadda caalamka”. Dr. Maxamed-Culimo Isku shaandhaynta joogtadda ahi xal uma noqon karto...

View Article

Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Aw-Xoog oo si adag uga Hadlay Hagbada Kulmiye &...

Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Aw-Xoog oo si adag uga Hadlay Hagbada Kulmiye & Sababaha Muuse Biixi aanu u dhaafi karin Isteeshinka Hargeysa haddaanu Siilanyo wadin

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>