Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaraaro:ismaan lahayn Mujaahid Cali Gurey ayuu wiil yari Lacag ku maamuli doonaa

Faras qaayihiisii qurux buu ku Doorsaday, ismaan lahayn Mujaahid Cali Gurey ayuu wiil yari Lacag ku maamuli doonaa, Mujaahid Cali Gurey wuxuu ka mid Ahaa ragii sameeyey xisbiga Kulmiye markii xisbigii...

View Article


Roda Abdi Muse:Rag yo dumar qofkii warbaahinta yimaadaan waa loo jawaabayaa...

Xoghayihii hore ee ciyaaraha xisbiga Waddani oo markii ededeed Amina Weris ay madaxtooyada uuga yeedhay hab qabali ah isaga casishay Waddani ayaa warbaahinta hadalo aan munaasib ku ahayn xisbigii ay ka...

View Article


Daawo:Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyey Qalab & khuburo u yimi+Arday...

Daawo:Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyey Qalab & khuburo u yimi+Arday Jaamacadaha ka qoranayaan,Abaaraha & Waqtiga doorashada ku wadaan+Xoggo kale

View Article

Daawo:Nooca Taakulada ciidanka milateriga Somaliland kaga qeyb qaatay...

Daawo:Nooca Taakulada ciidanka milateriga Somaliland kaga qeyb qaatay Gurmadka Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland

View Article

Xisbiga Kulmiye Oo Siyaasadeeyay Safarkii Madaxweynaha Aabaaraha Goboladda...

View Article


Qabyaalad iyo Siyaasad

Qabyaaladu waxay dumisaa kala qaybisaa kala weecisaa qaran iyo bulsho weel wax ku wada cuna waxay dadka ka dhigtaa kuwo kala fog , kala aragti ah waxanay kala kaxaysaa dad isku fikir iyo isku shaqo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee buu noqon karaa aayaha dalka Somaliland?

Cilmi-baarista Saykolojiyadeed baa waxay sheegaysaa ;In dadka aadamiga ahi sifooyinkoodu u kala duwan yihiin, sida ay hadba u kala duwan yihiin calaamadaha faraha gacmahooda oo kale. Arrintan waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxay indhahaygu arkayaan dhagahayguna ma maqlaan

  WAXAY INDHAYAGU ARKAAN,DHAGAHAYGUNA MA MAQLAAN Wakhti waliba yaab leh, Waayo waliba sheeko iyo, War isaga u gaariyo wacdarooyin tabiye. Ayaamuhuna sidoodaba, Mid waliba Ammuur iyo Arimo la yaableh...

View Article


Afhayeenka xisbiga Waddani ee qaarada Yurub oo madaxwyne Siilaanyo ugu baaqay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Oo Si Adag U Cambaareeyey Xadhiga Siyaasi...

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Oo Si Adag U Cambaareeyey Xadhiga Siyaasi Muniir Axmed Cigaal iyo Wariye Cali Mahdi Jibriil.   Hargeisa-(Qaran-news)-Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaradka ee WADDANI...

View Article

Wasiirka waxbarashada oo hayada UNICEF- U Diiday Mashruuc Ay Qandaraaskiisa...

View Article

Africa: Conflict Diamonds from Central African Republic Entering...

PRESS RELEASE Conflict Diamonds from CAR Entering International Markets via Cameroon Kimberley Process must act after new report reveals shortfalls in Cameroon’s traceability procedures create...

View Article

Daawo Barnaamijkani ka hadlaaya Qiimeynta. Qabyaaldii Somaliland oo shaadhka...

View Article


Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Loo Diiday Inuu Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Ku...

Hargeysa (Qaran-news)- Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna musharax Xisbi mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa saaka ay ciidanka booliska ee saldhiga dhexe ee...

View Article

Daawo:Xukumada somaliland oo Gacanta ku dhigaty Koox dablay ku eedaysan...

Daawo:Xukumada somaliland oo Gacanta ku dhigaty Koox dablay ku eedaysan Dil+Gaadiidkii & Agabkii ay ku hawlagaleen

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaashaanbuur!!!: intee in leeg ayaa Somaliland lagu sii maamuli karaa...

Tan iyo intii daaha laga feyday siyaasaddii huwanta ee bannaanka u soo baxday bishan November, waxa baraarugay shacabkii Somaliland oo intooda badani ay dugsanayeen hummaag been ah oo loo hadoodilay...

View Article

Daawo:F.C.Waraabe oo shaaciyey in Madaxweyne Siilanyo leeyahay La-taliyayaal...

Daawo:F.C.Waraabe oo shaaciyey in Madaxweyne Siilanyo leeyahay La-taliyayaal badan balse aanu waxba weydiin,Maayarka Hargeysa & Xoghayahana duray

View Article


Maxamoud Xaashi intii Faqash laga diiday buu dib u soo celiyey

Wasiirka madaxtooyada oo iminka u dhaqma sidii madaxweyne aan la dooran ayaa ficilada uu wadaa yihiin tabtii xukunkii Siyaad Barre laga diiday. Shalay wuxuu ilaalada madaxtooyada ku balmiyey wasiirka...

View Article

Musharax Cirro oo ka hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Lagu Kacay Saaka Sheegayna...

Hargeysa,(Qaran-news)- -Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi cirro ayaa ka haddlay sababtii maanta loogu diiday in uu saldhiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The Horn of Africa in Transition

Anyone with even half an eye on international politics will have observed that the tectonic plates appear to be shifting. From the Brexit vote in Britain to the election of Donald Trump something is...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>