Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Xaraaro:ismaan lahayn Mujaahid Cali Gurey ayuu wiil yari Lacag ku maamuli doonaa

$
0
0

Faras qaayihiisii qurux buu ku Doorsaday, ismaan lahayn Mujaahid Cali Gurey ayuu wiil yari Lacag ku maamuli doonaa, Mujaahid Cali Gurey wuxuu ka mid Ahaa ragii sameeyey xisbiga Kulmiye markii xisbigii Udub kaga Guuleystey doorashadii hore ee

xaraaro

Cali Xaraaro

 
M/tooyada Mujaahid Cali Gurey Wuxuu ahaa Kulmiye, mudo yar ka Dib mujaahid Cali Gurey wuxuu ka Soo baxay xisbiga kulmiye Waxaanu ku biirey xisbigii Udub
Waxaana geeyey xisbigii Udub Ganacsaha reer Jabuuti Maxamed Aw Siciid, mujaahid Cali Gurey Wuxuu hadana la dhacay xisbigii Udub, intaas ka dib mujaahid Cali Gurey wuxuu raacay Jamaal C Xuseen oo ku biirey xisbiga Ucid,
Kala jabkii xisbiga Ucid mujaahid Cali Gurey wuxuu raacay garabka Jamaal C Xuseen in kastoo Mujaahidku ka dhex ololeeyey Tartankii xisbiga Kulmiye gudihiisa Ku dhex maray Maxamed Biixi Yoonis iyo Muuse Biixi waxaanu Garabka saaray Maxamed Biixi Yoonis, markii Maxamed Biixi Rawaxayna wuxuu ku noqdey Garabkii Jamaal C Xuseen in Kastoo dad badani odhan jireen Lama socdo Jamaal, ugu Dambayntii mujaahid Cali Gurey Wuxuu maalin qadhaadh meel Cidla ah kaga dhaqaaqay Jamaal C Xuseen isagoo war baahinta ka Sheegey inuu taageeri doono
Muuse Biixi kana hadhay garabkii Jamaal C Xuseen, waxase la Sheegey mujaahid Cali Gurey inuu Ka xeeyey ganacsadaha reer Jabuuti Maxamed Aw Siciid
Markay sidaa ay tahay mujaahid Cali Gurey lama odhan karo wuxuu Taageerey Muuse Biixi waxa la Odhan karaa wuxuu taageerey
Ganacsadaha uu mar walba Taageer sanyahay Maxamed Aw Siciid. Waxaan ku soo xidhayaa
May ahayn inuu mujaahid Cali Gurey inuu halgankii uu galay ka Been sheego oo lacagta jeclaado Dulmigana taageero.

 guray

Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>