Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Dagaalyahamiinta Daacish Oo Tiro Maxaabiis Ah U Dishay Qaab Cusub Oo aan Hore Loo Arag+Sawirro

$
0
0

Dagaalyahamiinta Daacish Oo Tiro Maxaabiis Ah U Dishay Qaab Cusub Oo aan Hore Loo Arag+Sawirro

Kooxda mayalka adag ee la magac baxday dowladda Islaamiga ayaa fal aad looga argagaxo ku fuliyay 11 maxaabiis u dhashay dalka Masar, kuwaasi oo ay kusoo eedeeyeen basaasiin.

Qaar ka mid ah maxaabiistaan ayaa waxay ku xireen miino kadibna ay qarxiyeen, halka qaarka kale ay rasaas madaxa ugu dhufteen.

Falkaan oo ka dhacay jasiirada Sinai ayaa video ay soo bandhigeen ISIS laga arkay iyagoo maxaabiistaasi qaarkood miino ku rakibaya, kadibna meel bannaan ah ku qarxinaya.

Kooxda ISIS ayaa dilal kala duwan ku fulisa dadka ay soo qabtaan iyagoo si fool xun u dila.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>