Photo-News:Natiijada Qaraxii Muqdisho
Qaraxii ismiidaaminta ee barqanimadii maanta ka dhacay Muqdisho agagaarka guriga Hooyooyin, kaasoo geystay burbur baaxad leh oo soo gaadhay goobihii ka dhawaa halka uu qaraxa ka dhacay, gaar ahaan...
View ArticleMuse Biixi oo ka xumaaday in Waddani qeylo-dhaan abaaraha beesha caalamka...
Muse Biixi iyo xukuumadi kaambayn bay ka wadaan gobolka Awdal hadana xisbiga Waddani ee saraakiishiisu Nairobi u tegeen in ay qeylo-dhaan abaaraha ah caalamka u diraan ayuu canbaaraynayaa. Muse af-xumo...
View ArticleBaaq Ku Socda Qaran jog iyo Qurba jooga bulshadda Deeganka Yucub Yabooh...
Baaq Ku Socda Qaran jog iyo Qurba jooga bulshadda Deeganka Yucub Yabooh ,Bilcile Cali ciise Kaas Oo ku Aadan In la Soo kaalmeeyo Bulshadda Abaaruhu Ku Habsadee. Waxaan ugu horayn salaam iyo maamus...
View ArticleDaawo:Fadeexad dulhoganaysa Xukumada Siilanyo & xisbiga Kulmiye +Wasiir ka...
Daawo:Fadeexad dulhoganaysa Xukumada Siilanyo & xisbiga Kulmiye +Wasiir ka damqaday
View ArticleKolonyo Gawaadhi AMISOM leedahay oo si ula-kaca uga dulbooday Haweeney...
Kolonyo Gawaadhi AMISOM leedahay oo si ula-kaca uga dulbooday Haweeney waayeela,Maxaase dhacay. Shilkaan ayaa ka dhacay wadada u dhaxeysa isgoyska km4 iyo garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde, iyadoo...
View ArticleDaawo:Xubnaha weftiga Khaatumo uga qeybgalaya wadahadalada oo u baqoolay...
Daawo:Xubnaha weftiga Khaatumo uga qeybgalaya wadahadalada oo u baqoolay Adis-ababa+Xoggo ku saabsan waxay la shir tegayaan oo ay warbaahinta siiyeen
View ArticleWasiirka Cusub ee Wasaarada Biyaha oo Halis ugu Jira Dhagaraha uu Wado...
Ka dib markii uu ka xidhay xafiisyada wasiirkii xilka laga qaaday suuqana ula wareegay xafiiskii wasaarada, ayuu hadana ku sii daray inuu sii laba laxaadiyo lugaayada wasaaarada biyaha isagoo ku...
View ArticleMurasha Madaxweynaha Waddani oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulamo Ay Noyroobi Kula...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maalmahii ugu dambeysay isaga iyo wefti uu hoggaaminaayo oo ka tirsan...
View ArticleSomaliland: Qabrigii Qalinka Iyo Qasrigii Qoriga
Qudh-gooyada aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen waxay quus gelisay qalinleeydii Somaliland. BY Cabdixakiim Muuse Cali Ummad kasta oo dunida ku uumani waxay leedahay himilo u gaar ah oo loo aqoonsan yahay...
View ArticleAfrica: Orange Signs New Eight-Year Partnership with Confédération Africaine...
PRESS RELEASE The eight-year sponsorship also covers the Total U-20 Africa Cup of Nations, the Total Women Africa Cup of Nations, the Total CAF Champions League and the Total CAF Super Cup PARIS,...
View ArticleXukuumaddeey ! Qaylo Dhaan joogto ah iyo Qaadhaan ururin Xal maaha ee waa in...
Abaaruhu waa Mashaakilaadka la Calaamadeeyey ee la isku raacay ee dalka Somaliland guud ahaan ka jira. Waxaynu ka dheregsanahay in xili wareega abaaraha Somaliland ay caadi noqdeen sanadihii danbe oo...
View ArticleA/rahman Ciro oo cadeeyey in aan Muse Biixi diplomacy waxba ka aqoon
A/rahman Ciro wuxuu Muse Biixi u sheegay intaanu diplomacy ka hadal in uu kala tashadao Madaxweyne Silaanyo ama wasiirkii hore ee arimaha dibada Maxamed Cabdillahi. Hadalkaa waxa Ciro ka keenay markuu...
View ArticleGudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magaalada London Kulan Balaadhan Kula Qaatay...
Shirkan oo ka dhacay Headquarter-ka Xisbiga Labour-ka qayb tiisa international-ka ayaa waxa lagu falanqeeyay arimo badan oo ay ka mid ahaayeen; Doorashooyinka iyo muhiimadda ay u leeyihiin aqoonsiga...
View ArticleDagaalyahamiinta Daacish Oo Tiro Maxaabiis Ah U Dishay Qaab Cusub Oo aan Hore...
Dagaalyahamiinta Daacish Oo Tiro Maxaabiis Ah U Dishay Qaab Cusub Oo aan Hore Loo Arag+Sawirro Kooxda mayalka adag ee la magac baxday dowladda Islaamiga ayaa fal aad looga argagaxo ku fuliyay 11...
View ArticleQoraal rasmiya oo Wakiilka Xoghayaha Guud Keating u diray Todobada Nin ee...
Qoraal rasmiya oo Wakiilka Xoghayaha Guud Keating u diray Todobada Nin ee Tunka weyn Madaxda Somalida & Gudida Doorashada,Maxayse warqadu daaran tahay?
View Article