Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Dalka Sucuudiga oo laga soo sheegaayo kulayl xad dhaaf ah iyada oo ay gaadhay….

$
0
0

Darajada Kulaylka Dalka Sacuudiga oo aad u kacey Magaalooyinka Maka & Jidda oo gaadhey 51 – 52 Centigrade Degree (03da June ilaa 06da June,2013 )
Darajada Xaraaradda(Kulaylka) Dalka Sacuudiga oo aad u kacdey weliba iyadoon la gaadhin Bishii aadka u kululayd ee August kolkaa waxaa loo baahan yahay in Qorraxda Kulaylkeeda laga gabado oo la badiyo Cabitaanka Biyaha & Casiiraadka Dabiiciga ah( Nutural Juices-ka) iwm. Magaalooyinka Mecca & Jeddah laga soo bilaabo Maalinta Isniin 03da June ilaa Maalinta Khamiista 06da June,2013 Kuleylku wuxuu u dhexeeyaa amaba gaareyba heerkii ugu sarreeyey 51 ilaa 52… waxaana loogu Magac darey (Wiiggii aadka Ukululaa) Kolkaa waxaa loo digayaa Jinsiyadaha deggan Dalkaa Sacuudiga iney iska ilaaliyaan kulaylkaa aadka u kordhey ayna ka galaan meelo ay uga ammaan helaan si ay u ilaaliyaan Caafimaadkooda weliba Jaalliyadda Soomaaliya oo Dalkaa in badan ay deggan yihiin! Xitaa wasaaradda Caafimaadka Dalka Sacuudiga waxay sheegtey in Dad tior yar ayna u dhinteen kulaykaa awgii iyadoon sheegin inta Qofood ee u dhimatey Kulaylkaa aadka u daran.

Sash


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>