” kulmiye-nimaddu qaali bay igu joogtaa ” .

In aan qabyaaladda la dagaalamo ,dadka isu Soo dhaweeyo xisbinimadanadana aan xoojiyo ayaan kulmiye isagga sharaxay anigoo og halista arrintaasi leedahey .
Kulmiye in aan iska sharaxay awgeed waxaan ku waayay 3/2 (lsadex meelood labba codkii aan heli lahaa) , waxaana kulmiye awgii IGA codeeyey dadkii iigu dhawaa ehel iyo asxaab ntoodii badnayd iyagoo igu diidey kulmiye awgii .
Maanta anagoo buuro dhaadheer iyo jarar waahwayn gurguurasho kagga Soo baxney Marnaba nama qabato in dad xisbiyo kale kasoo baxay nagu qabsadaan jidkii siraad ee aanu saawasaawaha kusoo maray .
Wasiiraddii ku guuldaraystey in ay Hal xubin baarlamaan iyo deegaan xisbiga kasoo saaraana kama yeelayno in guushii aanu xiniinyahayagga ku keeney na seejiyeen .
Ahmed Nour Guruje